Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 0 Qiimeyn )

Ultimate Adobe Photoshop Training: From Beginner to Expert

$8.00

( 0 Qiimeyn )

Heerka Koorsada

Bilow

Wadarta Saacada

4h 43m

Casharrada Fiidiyowga

50

Nuxurka Koorsada

Introduction

Color Mude, New document, Multiple and More

Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop Part 1

Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop Part 2

Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop Part 3

Hababka Kala duwan ee sawirada loo hagaajiyo

Ku saabsan Koorsada

Ku soo dhawoow Course-kan aad ku baran doonto software Adobe Photoshop Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay
in aad ku noqoto Graphic designer,
Course-kan waxaa loogu talagalay ardayda dooneysa iney wax badan ka bartaan barnaamijka loogu adeegsiga badan yahay caalamka ee lagu sameeyo
Photo editing and Graphic Design ee Adobe Photoshop.

Maxaad ku baran doontaa?

  • Master Adobe Photoshop CC
  • Hordhaca course-ka iyo qeybaha course-kaan
  • Sida loo soo dagsado software Adobe Photoshop
  • Waa maxay magacyada workspace ee adobe Photoshop
  • Sharaxaada Color Mode
  • Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop
  • Hababka Kala duwan ee sawirada loo hagaajiyo

Shuruudaha

  • Si aad kooraskaan u barato waxaa lagaaga baahan yahay inaad heysato computer, si lamida waxaa lagaaga bahan yahay inaad heysatid software Adobe Photoshop CC 2021-2022-2023,
  • kasoo intaba aan ku diyaarinay kooraskaan sida aad kula soo dagi laheyd.

Dhageystayaal

  • Kooraskaan waxaa loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan qof waliba donayo inuu barto Graphic design gaar ahaan software Adobe Photoshop, A ahaado qof horay usoo bartay ey wax ubilaaban yihin ama qofan horay usoo baran, labadaa qeybood way ka faideysan karaan kooraskaan.

Macallin

AS
4.67 /5

4 Koorsooyin

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

Wali Dib U Eegis Ma Lahan
Wali Dib U Eegis Ma Lahan
$8.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha


La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?