Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 1 Qiimeyn )

Adobe Illustrator Essential Training Course

$20.00

( 1 Qiimeyn )

Heerka Koorsada

Bilow

Wadarta Saacada

3h 48m

Casharrada Fiidiyowga

57

Nuxurka Koorsada

Introduction

New document, Multiple document, Interface, place, Zoom, Save

Sharxaada dhamaan 28 Tools-ka kujira Adobe Illustrator Part 1

Sharxaada dhamaan 28 Tools-ka kujira Adobe Illustrator Part 2

Wadooyinka loo maro Logo sameynta

Swatches, Parten, Dropshadow & Designs

Baro 15 Websites oo laga helo maclumad la xariira graphic design oo free ah

Ku saabsan Koorsada

Ku soo dhawoow Course-kan aad ku baran doonto software Adobe Illustrator Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay
in aad ku noqoto Graphic designer,

Course-kan waxaa loogu talagalay ardayda dooneysa iney wax badan ka bartaan barnaamijka loogu adeegsiga badan yahay caalamka ee lagu sameeyo
Vector Drawing-ka, Illustrations & Graphic Design-ka ee Adobe Illustrator.

Course-kani Waa mid dhameystiran oo aad aad ka dhex heli karo wax kasta oo aad uga baahantahay inaad ka barato barnaamijka Adobe Illustrator.
Course-kan inta aad kuguda jirto wax aynu ka soo bilbabi donaa bilow ilaa aynu ka gaadhno heer aad wax kasta ku samayn karts barnaamijka Adobe Illustrator.

Sidoo kale Course-kan waxed ku baran dontaa 15 Websites oo laga helo maclumad la xariira graphic design oo free ah oo dhamaantood ka caawin doona inaad ku noqoto khabiir ku shaqayn kara Adobe Illustraror.

Wax Badan Muuji

Maxaad ku baran doontaa?

  • Master Adobe Illustrator CC
  • Hordhaca course-ka iyo qeybaha course-kaan
  • Sida loo soo dagsado software Adobe Illustrator
  • Waa maxay magacyada workspace ee adobe illustrator
  • Sidee loo sameyo Multiple document
  • hababka kala duwan loo save gareyo files-kaada
  • Sharxaada dhamaan 28 Tools-ka kujira Adobe Illustrator
  • 6 Tallaaboyin lagu naqshadeeyo logo brand
  • Logo documentation
  • Sida loo design-gareyo ID card
  • Sida loo design-gareyo Business card
  • Baro 15 Websites oo laga helo maclumad la xariira graphic design oo free ah

Shuruudaha

  • Si aad kooraskaan u barato waxaa lagaaga baahan yahay inaad heysato computer, si lamida waxaa lagaaga bahan yahay inaad heysatid software Adobe Illustrator CC 2021-2022-2023,
  • kasoo intaba aan ku diyaarinay kooraskaan sida aad kula soo dagi laheyd.

Dhageystayaal

  • Kooraskaan waxaa loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan qof waliba donayo inuu barto Graphic design gaar ahaan software Adobe Illustrator, ahaado qof horay usoo bartay ey wax ubilaaban yihin ama qofan horay usoo baran, labadaa qeybood way ka faideysan karaan kooraskaan.

Macallin

AS
4.67 /5

4 Koorsooyin

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 1 Qiimaynta
5
1 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
axmad cabdi
4 months kahor
good
$20.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha


La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?