Instructor
Cabdalla Shariif Axmed
Macallin ka shaqeeya waxbaridda technology-ga iyo English-ka, ardayda u fura fursad ay himilooyinkooda ku gaaraan.
12
Ardayda
1
Koorsooyinka
5.0
Qiimaynta
1
Faallooyinka
- Luqadda casharrada
- Soomaali
- Saacadaha muuqaalka
- 6
- Casharrada
- 51
- Ugu dambeyntii la cusbooneysiiyay
- Oktoobar 2026
Dhammaan Koorsooyinka
Daawo cashar bilaash ah
Casharro bilaash ah oo laga soo qaaday koorsooyinkan. Uma baahnid akoon si aad u daawato.
Home Tap Qaybta 2
Koorso Dhammeystiran oo Microsoft Office ahHome Tap Qaybta 3
Koorso Dhammeystiran oo Microsoft Office ahSamaynta Table-ka
Koorso Dhammeystiran oo Microsoft Office ahKu Saabsan Cabdalla Shariif Axmed
Magacaygu waa Cabdalla Shariif Axmed, laakiin dadka badankoodu waxay i yaqaannaan Cabdalla Anas. Waxaan macallin xirfadle ah ahay tan iyo 2019. Waxaan wax ku baray labada qaab, offline iyo online. Waxbaridda iyo kobcinta aqoonta ayaan aad u jecelahay, waxaanan rabaa inaan bulshada wax ka tarro inta karaankayga ah.
Waxaan aasaasay Baseera Academy, madal online ah oo lagu barto technology-ga casriga ah iyo luuqadda English-ka. Ardaydu waxay ii sheegeen inayan horey meel heerkaas iyo tayadaas leh u arkin. Duruufo ayaa hakad gelisay, laakiin waxaan rajeynayaa inaan si rasmi ah dib u bilaabo mustaqbalka dhow, Inshallaah. Hadda, casharo kala duduban ayaan halkaas ka bilownay, halkan oo ah Sheerxifna oo in badan ka mashquulay iyadana waxaan diyaar u ahay inaan kusoo gudbiyo casharo kale oo badan Inshallaaah.
Midna niyadda ku hayso oo isku diyaari waxaad baratidba inaad umadda sii bartid, maxaa yeelay waxbaridu waa shay laba geesood ah. Anigu wax baan ku baranayaa, ardaydana waxaan siiyaa fursad ay ku gaaraan himilooyinkooda. Waxaan ahay qof dulqaad badan oo furfuran. Waxaan rabaa inaan ardayda ka caawiyo inay noqdaan kuwo hibo leh, anfac badan, aqoon iyo anshax leh.
Soo dhowaaada, oo nagusoo biira Mahadsanidiin.
Wuxuu Sheerxirfad wax ka dhigayay tan iyo 2025
Xirfadaha iyo Khubaaranimada
Waxay ardayda dhahaan
5.0
1 faallo
- 51
- 40
- 30
- 20
- 10
Ahmed osman haamud
Koorso Dhammeystiran oo Microsoft Office ah




