Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 1 Qiimeyn )

Adobe Premiere Pro Essential Training (Editing)

$20.00

( 1 Qiimeyn )

Heerka Koorsada

Bilow

Wadarta Saacada

1h 47m

Casharrada Fiidiyowga

25

Nuxurka Koorsada

Module 1

Module 2

Module 3

Module 4

Module 5

Module 6

Ku saabsan Koorsada

Koorsadaan waxaad ku baran doontaa hagaajinta iyo tafaftirka muuqaalada ayada oo la isticmaali doono softwareka caanka ah ee Adobe Premiere Pro, kaas oo ah mid kamid ah softweerada ugu caansan ee lagu hagaajiyo muuqaalada. Sidoo kale waxaad heli doontaan xirfado muhiim u ah soo saarista muuqaalada.
Waxaa ku jira gudaha koorsadaani macluumaad fara badan oo kaa caawinaya in aad noqoto xirfadle ku wanaagsan soo saarista maqalka iyo muuqaalka adiga oo kasoo bilaabaya ebar ilaa aad ka noqoto mid awooda in uu soo saaro muuqaal tayo sare leh
Haddii aad qaadato koorsadaani waxaad awood u yeelan doontaa in aad soo saarto muuqaalo tayo sare leh.

Wax Badan Muuji

Maxaad ku baran doontaa?

  • Sharaxaada koorsada
  • Diyaarinta nidaamka aad ku shaqeyn laheyd
  • Sidaad u soo dejisan laheyd softwareka
  • Sidaad ugu shubi laheyd kombuyuutarka
  • sida codka loogu hagaajiyo Premiere Pro
  • Sida muuqaalada background-ga looga badalo
  • Sida kalarka muuqaalka loo hagaajiyo
  • Iyo qeybo kale oo badan

Macallin

Amiin Hassan Ahmed
4.00 /5

1 Koorsooyin

Magaceygu waa Amiin Hassan Ahmed, waxaan ahay mid kamid ah macalimiinta Sheerxirfad, waxaan kusoo gudbiyay koorso lagu baranaayo muuqaal sameynta (Video editing).

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

Wali Dib U Eegis Ma Lahan
Wali Dib U Eegis Ma Lahan
$20.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha


La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?