Form 4 Af-Soomaali national exam 2024/2025 with answers
The 2024/2025 Form 4 national exam paper for Form 4 Af-Soomaali, question by question. Take it timed like the real exam, then see the answer and explanation to every question.
- 41 questions, 100 marks
- 120 minutes
Take this paper
120 minutes, 100 marks. Multiple choice is marked for you; you mark your written answers against the marking points.
A free account is needed to start, so your answers and results are saved.
Instructions to candidates
Ka jawaab dhammaan su'aalaha. Ku qor jawaabaha warqadda imtixaanka gudaheeda. Waqtigu waa laba saacadood.
QAYBTA 1AAD EE IMTIXAANKA: B. Goobo geli jawaabta saxda ah (80 Dhibcood)
Akhri qoraalka oo ka jawaab su'aalaha. Dhirtu waxa ay lafdhabar u tahay nolasha nafleyda dhammaan. Nafleyda badda iyo tan barrigaba, waxa ay noloshoodu ku tiirsan tahay dhirta. Dhirta barriga waxa ay isugu jirtaa mid la beero iyo mid iskeeda u baxda. Tan la beero waxaa ka mid ah geed miroodka, sida cambaha, digirta, muuska, galleyda iyo masaggada. Sidoo kale waxaa jira khudrad kala duwan oo qaar caleentooda la cuno, qaarna jirridooda, qaarna xididdadooda. Intaasi waxaa ka badan dhirta dabiiciga ah ee iskeed u baxda, miraha iyo xabagtana laga helo. Xabagtu sida; fooxa, luubaanta, malmalka iyo xabagta hadiga waa laga ganacsadaa. Sidaa darteed dhirtu waxa ay gundhig u tahay nolosha dadka, duunyada, ciddoodka iyo duggaagtaba. Haddii ay dhirtu yaraato ama xaalufto waxaa hoos u dhacaya dhaqaalaha iyo dhaqanka. Dhirtu waxa ay ka qeybqaadataa bilicda deegaanka, waxa ayna noqotaa dalxiis indha doogsi ah. Markii uu roobku da'o oo ay cammuuddu biya ka dharagto, calcalyaduna balliyada ceeggaagto, dhirtuna caleemo kala duwan bixiso, haddii aad dalxiis gaaban ugu baxdo keymo ay xalay miri heshay oo ay indhahaagu qabtaan ciddood kala duwan sida; geriga, deerada, maroodiga, qalanjo iyo arbaba, oo ku laacdamaya dhir rucubta laanta cardunka ah madaxa isgalisay, waxa aad dareemaysaa indha daraandar. Sidaa oo kale jiilaalki waxaa magoola geed madowga. Geed madawgu waa dhirta aan caleentu ka dhammaan ee mar walba cagaaran, dhirtaasi waxaa calafsada xoolaha xilliga jiilaalka, magaaladana hoos iyo qurux ayey u leedahay. Dhirtaasi waxa ay bixisaa xilliga diraacda man qurux badan, kadibna waa ay magooshaa. Magoolku waa caleenta ay dhirta geed madowga ahi bixiso xilliga diraacda inta aan wali roobku di'in. Dhirta waxa ay noo leedahay waxdheef badan, waxa aan cunnaa miraheeda, xabagteeda iyo caleenteeda. Waxaa daaqa oo ku nool duunyada aan dhaqanno sida; geela, geeslayda iyo gammaanta. Ugu dabeyn dhirta waa in aan dhayal loo jarin oo la ilaaliyo.
- 12 marks
Dhirta yar yar ee ka baxda badda gudeheeda waxaa loo yaqaanaa:
- A.dhirbiyood
- B.dhirbadeed
- C.haramobadeed
- D.dhirgaab
- 22 marks
Akhri qoraalka oo ka jawaab.
Dhirtu waxa ay lafdhabar u tahay nolasha nafleyda dhammaan. Nafleyda badda iyo tan barrigaba, waxa ay noloshoodu ku tiirsan tahay dhirta. Dhirta barriga waxa ay isugu jirtaa mid la beero iyo mid iskeeda u baxda. Tan la beero waxaa ka mid ah geed miroodka, sida cambaha, digirta, muuska, galleyda iyo masaggada. Sidoo kale waxaa jira khudrad kala duwan oo qaar caleentooda la cuno, qaarna jirridooda, qaarna xididdadooda. Intaasi waxaa ka badan dhirta dabiiciga ah ee iskeed u baxda, miraha iyo xabagtana laga helo. Xabagtu sida; fooxa, luubaanta, malmalka iyo xabagta hadiga waa laga ganacsadaa. Sidaa darteed dhirtu waxa ay gundhig u tahay nolosha dadka, duunyada, ciddoodka iyo duggaagtaba. Haddii ay dhirtu yaraato ama xaalufto waxaa hoos u dhacaya dhaqaalaha iyo dhaqanka. Dhirtu waxa ay ka qeybqaadataa bilicda deegaanka, waxa ayna noqotaa dalxiis indha doogsi ah. Markii uu roobku da'o oo ay cammuuddu biya ka dharagto, calcalyaduna balliyada ceeggaagto, dhirtuna caleemo kala duwan bixiso, haddii aad dalxiis gaaban ugu baxdo keymo ay xalay miri heshay oo ay indhahaagu qabtaan ciddood kala duwan sida; geriga, deerada, maroodiga, qalanjo iyo arbaba, oo ku laacdamaya dhir rucubta laanta cardunka ah madaxa isgalisay, waxa aad dareemaysaa indha daraandar. Sidaa oo kale jiilaalki waxaa magoola geed madowga. Geed madawgu waa dhirta aan caleentu ka dhammaan ee mar walba cagaaran, dhirtaasi waxaa calafsada xoolaha xilliga jiilaalka, magaaladana hoos iyo qurux ayey u leedahay. Dhirtaasi waxa ay bixisaa xilliga diraacda man qurux badan, kadibna waa ay magooshaa. Magoolku waa caleenta ay dhirta geed madowga ahi bixiso xilliga diraacda inta aan wali roobku di'in. Dhirta waxa ay noo leedahay waxdheef badan, waxa aan cunnaa miraheeda, xabagteeda iyo caleenteeda. Waxaa daaqa oo ku nool duunyada aan dhaqanno sida; geela, geeslayda iyo gammaanta. Ugu dabeyn dhirta waa in aan dhayal loo jarin oo la ilaaliyo. Erayga "magool" macnihiisu waa:
- A.ubax
- B.jirrid
- C.caleen
- D.miro
- 32 marks
Dhulka meesha ugbaadka ah ee beerashada iyo daaqsinta ku habboon waxaa loo yaqaan:
- A.cosob
- B.kaliil
- C.raso
- D.hiil
- 42 marks
Akhri qoraalka oo ka jawaab.
Dhirtu waxa ay lafdhabar u tahay nolasha nafleyda dhammaan. Nafleyda badda iyo tan barrigaba, waxa ay noloshoodu ku tiirsan tahay dhirta. Dhirta barriga waxa ay isugu jirtaa mid la beero iyo mid iskeeda u baxda. Tan la beero waxaa ka mid ah geed miroodka, sida cambaha, digirta, muuska, galleyda iyo masaggada. Sidoo kale waxaa jira khudrad kala duwan oo qaar caleentooda la cuno, qaarna jirridooda, qaarna xididdadooda. Intaasi waxaa ka badan dhirta dabiiciga ah ee iskeed u baxda, miraha iyo xabagtana laga helo. Xabagtu sida; fooxa, luubaanta, malmalka iyo xabagta hadiga waa laga ganacsadaa. Sidaa darteed dhirtu waxa ay gundhig u tahay nolosha dadka, duunyada, ciddoodka iyo duggaagtaba. Haddii ay dhirtu yaraato ama xaalufto waxaa hoos u dhacaya dhaqaalaha iyo dhaqanka. Dhirtu waxa ay ka qeybqaadataa bilicda deegaanka, waxa ayna noqotaa dalxiis indha doogsi ah. Markii uu roobku da'o oo ay cammuuddu biya ka dharagto, calcalyaduna balliyada ceeggaagto, dhirtuna caleemo kala duwan bixiso, haddii aad dalxiis gaaban ugu baxdo keymo ay xalay miri heshay oo ay indhahaagu qabtaan ciddood kala duwan sida; geriga, deerada, maroodiga, qalanjo iyo arbaba, oo ku laacdamaya dhir rucubta laanta cardunka ah madaxa isgalisay, waxa aad dareemaysaa indha daraandar. Sidaa oo kale jiilaalki waxaa magoola geed madowga. Geed madawgu waa dhirta aan caleentu ka dhammaan ee mar walba cagaaran, dhirtaasi waxaa calafsada xoolaha xilliga jiilaalka, magaaladana hoos iyo qurux ayey u leedahay. Dhirtaasi waxa ay bixisaa xilliga diraacda man qurux badan, kadibna waa ay magooshaa. Magoolku waa caleenta ay dhirta geed madowga ahi bixiso xilliga diraacda inta aan wali roobku di'in. Dhirta waxa ay noo leedahay waxdheef badan, waxa aan cunnaa miraheeda, xabagteeda iyo caleenteeda. Waxaa daaqa oo ku nool duunyada aan dhaqanno sida; geela, geeslayda iyo gammaanta. Ugu dabeyn dhirta waa in aan dhayal loo jarin oo la ilaaliyo. Erayga "Geesley" waxaa loo la jeedaa:
- A.riyo iyo ido
- B.ari' iyo lo'
- C.geel iyo lo'
- D.ari' iyo geel
- 52 marks
Geedka "waambaha" waxaa la cunaa:
- A.xididkiisa
- B.mirihiisa
- C.caleentiisa
- D.fiiddiisa
- 62 marks
Roobka da'a dabayaaqada xilliga guga waxaa loo yaqaanaa:
- A.gudgude
- B.mansuunta
- C.gufaaco
- D.xanqar
- 72 marks
Akhri qoraalka oo ka jawaab.
Dhirtu waxa ay lafdhabar u tahay nolasha nafleyda dhammaan. Nafleyda badda iyo tan barrigaba, waxa ay noloshoodu ku tiirsan tahay dhirta. Dhirta barriga waxa ay isugu jirtaa mid la beero iyo mid iskeeda u baxda. Tan la beero waxaa ka mid ah geed miroodka, sida cambaha, digirta, muuska, galleyda iyo masaggada. Sidoo kale waxaa jira khudrad kala duwan oo qaar caleentooda la cuno, qaarna jirridooda, qaarna xididdadooda. Intaasi waxaa ka badan dhirta dabiiciga ah ee iskeed u baxda, miraha iyo xabagtana laga helo. Xabagtu sida; fooxa, luubaanta, malmalka iyo xabagta hadiga waa laga ganacsadaa. Sidaa darteed dhirtu waxa ay gundhig u tahay nolosha dadka, duunyada, ciddoodka iyo duggaagtaba. Haddii ay dhirtu yaraato ama xaalufto waxaa hoos u dhacaya dhaqaalaha iyo dhaqanka. Dhirtu waxa ay ka qeybqaadataa bilicda deegaanka, waxa ayna noqotaa dalxiis indha doogsi ah. Markii uu roobku da'o oo ay cammuuddu biya ka dharagto, calcalyaduna balliyada ceeggaagto, dhirtuna caleemo kala duwan bixiso, haddii aad dalxiis gaaban ugu baxdo keymo ay xalay miri heshay oo ay indhahaagu qabtaan ciddood kala duwan sida; geriga, deerada, maroodiga, qalanjo iyo arbaba, oo ku laacdamaya dhir rucubta laanta cardunka ah madaxa isgalisay, waxa aad dareemaysaa indha daraandar. Sidaa oo kale jiilaalki waxaa magoola geed madowga. Geed madawgu waa dhirta aan caleentu ka dhammaan ee mar walba cagaaran, dhirtaasi waxaa calafsada xoolaha xilliga jiilaalka, magaaladana hoos iyo qurux ayey u leedahay. Dhirtaasi waxa ay bixisaa xilliga diraacda man qurux badan, kadibna waa ay magooshaa. Magoolku waa caleenta ay dhirta geed madowga ahi bixiso xilliga diraacda inta aan wali roobku di'in. Dhirta waxa ay noo leedahay waxdheef badan, waxa aan cunnaa miraheeda, xabagteeda iyo caleenteeda. Waxaa daaqa oo ku nool duunyada aan dhaqanno sida; geela, geeslayda iyo gammaanta. Ugu dabeyn dhirta waa in aan dhayal loo jarin oo la ilaaliyo. Erayga "man" macnihiisu waa:
- A.caleen
- B.ubax
- C.miro
- D.xidid
- 82 marks
Akhri qoraalka oo ka jawaab.
Dhirtu waxa ay lafdhabar u tahay nolasha nafleyda dhammaan. Nafleyda badda iyo tan barrigaba, waxa ay noloshoodu ku tiirsan tahay dhirta. Dhirta barriga waxa ay isugu jirtaa mid la beero iyo mid iskeeda u baxda. Tan la beero waxaa ka mid ah geed miroodka, sida cambaha, digirta, muuska, galleyda iyo masaggada. Sidoo kale waxaa jira khudrad kala duwan oo qaar caleentooda la cuno, qaarna jirridooda, qaarna xididdadooda. Intaasi waxaa ka badan dhirta dabiiciga ah ee iskeed u baxda, miraha iyo xabagtana laga helo. Xabagtu sida; fooxa, luubaanta, malmalka iyo xabagta hadiga waa laga ganacsadaa. Sidaa darteed dhirtu waxa ay gundhig u tahay nolosha dadka, duunyada, ciddoodka iyo duggaagtaba. Haddii ay dhirtu yaraato ama xaalufto waxaa hoos u dhacaya dhaqaalaha iyo dhaqanka. Dhirtu waxa ay ka qeybqaadataa bilicda deegaanka, waxa ayna noqotaa dalxiis indha doogsi ah. Markii uu roobku da'o oo ay cammuuddu biya ka dharagto, calcalyaduna balliyada ceeggaagto, dhirtuna caleemo kala duwan bixiso, haddii aad dalxiis gaaban ugu baxdo keymo ay xalay miri heshay oo ay indhahaagu qabtaan ciddood kala duwan sida; geriga, deerada, maroodiga, qalanjo iyo arbaba, oo ku laacdamaya dhir rucubta laanta cardunka ah madaxa isgalisay, waxa aad dareemaysaa indha daraandar. Sidaa oo kale jiilaalki waxaa magoola geed madowga. Geed madawgu waa dhirta aan caleentu ka dhammaan ee mar walba cagaaran, dhirtaasi waxaa calafsada xoolaha xilliga jiilaalka, magaaladana hoos iyo qurux ayey u leedahay. Dhirtaasi waxa ay bixisaa xilliga diraacda man qurux badan, kadibna waa ay magooshaa. Magoolku waa caleenta ay dhirta geed madowga ahi bixiso xilliga diraacda inta aan wali roobku di'in. Dhirta waxa ay noo leedahay waxdheef badan, waxa aan cunnaa miraheeda, xabagteeda iyo caleenteeda. Waxaa daaqa oo ku nool duunyada aan dhaqanno sida; geela, geeslayda iyo gammaanta. Ugu dabeyn dhirta waa in aan dhayal loo jarin oo la ilaaliyo. "Gammaan" waxaa loola jeedaa
- A.ariga, lo' da iyo baqasha
- B.lo'da dameeraha iyo fardaha
- C.dameeraha , fardaha iyo baqasha
- D.geela, dameeraha iyo ariga
- 92 marks
"Haruur" waxaa la micna ah:
- A.digir
- B.galleey
- C.masaggo
- D.sisin.
- 102 marks
Akhri qoraalka oo ka jawaab.
Dhirtu waxa ay lafdhabar u tahay nolasha nafleyda dhammaan. Nafleyda badda iyo tan barrigaba, waxa ay noloshoodu ku tiirsan tahay dhirta. Dhirta barriga waxa ay isugu jirtaa mid la beero iyo mid iskeeda u baxda. Tan la beero waxaa ka mid ah geed miroodka, sida cambaha, digirta, muuska, galleyda iyo masaggada. Sidoo kale waxaa jira khudrad kala duwan oo qaar caleentooda la cuno, qaarna jirridooda, qaarna xididdadooda. Intaasi waxaa ka badan dhirta dabiiciga ah ee iskeed u baxda, miraha iyo xabagtana laga helo. Xabagtu sida; fooxa, luubaanta, malmalka iyo xabagta hadiga waa laga ganacsadaa. Sidaa darteed dhirtu waxa ay gundhig u tahay nolosha dadka, duunyada, ciddoodka iyo duggaagtaba. Haddii ay dhirtu yaraato ama xaalufto waxaa hoos u dhacaya dhaqaalaha iyo dhaqanka. Dhirtu waxa ay ka qeybqaadataa bilicda deegaanka, waxa ayna noqotaa dalxiis indha doogsi ah. Markii uu roobku da'o oo ay cammuuddu biya ka dharagto, calcalyaduna balliyada ceeggaagto, dhirtuna caleemo kala duwan bixiso, haddii aad dalxiis gaaban ugu baxdo keymo ay xalay miri heshay oo ay indhahaagu qabtaan ciddood kala duwan sida; geriga, deerada, maroodiga, qalanjo iyo arbaba, oo ku laacdamaya dhir rucubta laanta cardunka ah madaxa isgalisay, waxa aad dareemaysaa indha daraandar. Sidaa oo kale jiilaalki waxaa magoola geed madowga. Geed madawgu waa dhirta aan caleentu ka dhammaan ee mar walba cagaaran, dhirtaasi waxaa calafsada xoolaha xilliga jiilaalka, magaaladana hoos iyo qurux ayey u leedahay. Dhirtaasi waxa ay bixisaa xilliga diraacda man qurux badan, kadibna waa ay magooshaa. Magoolku waa caleenta ay dhirta geed madowga ahi bixiso xilliga diraacda inta aan wali roobku di'in. Dhirta waxa ay noo leedahay waxdheef badan, waxa aan cunnaa miraheeda, xabagteeda iyo caleenteeda. Waxaa daaqa oo ku nool duunyada aan dhaqanno sida; geela, geeslayda iyo gammaanta. Ugu dabeyn dhirta waa in aan dhayal loo jarin oo la ilaaliyo. "foox" waa:
- A.Miro
- B.caleen
- C.xidid
- D.xabag
- 112 marks
Erayga "ceelkageeye" waxa uu ka kooban yahay.
- A.magac, fal iyo meeleeye
- B.magac, falkaab iyo meeleeye
- C.magac, magac u yaal iyo fal
- D.magac, fal iyo falkaab
- 122 marks
Erayga "Afgooye" waxa uu ka kooban yahay:
- A.Fal tilmaame
- B.sifo iyo magac
- C.fal iyo xiriiriye
- D.fal iyo sifo
- 132 marks
Noocyada weeraha af Soomaaliga waxaa ka mid ah:
- A.weer fudud, mid kakan, mid qalloocan
- B.weer jilicsan, mid fudud, iyo mid toosan
- C.weer dadban, mid toosan, iyo mid qaloocan
- D.weer dhafan, mid fudud, iyo mid kakan
- 142 marks
Eray weydiimeedyada magac-u-yaallada dheddig waxaa ka mid ah:
- A.kuwee, kuma, tuma, sidee
- B.xaggee, goorma, kee, kuwee
- C.kee, kuma, xaggee, immisa
- D.tee, kuwee, yaa, tuma
- 152 marks
Magac lab ee kelida ah haddii uu ku dhammaado shaqalka "e" waxa uu wadar ku noqdaa:
- A.aal
- B.yaal
- C.aayaal
- D.yooyin
- 162 marks
Xiriiriyeyaasha af-Soomaaliga waxa aan ka mid ahayn:-
- A.sidee
- B.sidaa darteed
- C.markaa
- D.mise
- 172 marks
Magacyada qarsoon waxaa ka mid ah:
- A.buug
- B.miis
- C.aqoon
- D.qalin
- 182 marks
Magacyada aan kelida lahayn waxaa ka mid ah:
- A.nin
- B.wiil
- C.rag
- D.macallin
- 192 marks
Erayga "maamule" waxa uu ka kooban yahay:
- A.saddex dhawaaq
- B.laba dhawaaq
- C.hal dhawaaq
- D.afar dhawaaq
- 202 marks
Erayga "jalalaqsi" waxa uu ka kooban yahay
- A.lix xubnood
- B.saddex xubnood
- C.afar xubnood
- D.shan xubnood
- 212 marks
Naxwaha af Soomaaliga waxaa ka mid ah:
- A.magac, tilmaan, iyo meeleyn
- B.fal, tix iyo tiraab
- C.falkaab, tilmaame iyo astaamaha
- D.meeleeye, magac u yaal iyo tilmaame
- 222 marks
Hadalku waxaa uu ka kooban yahay:
- A.tix
- B.sheeko
- C.tiraab
- D.b iyo J
- 232 marks
Marka guddoonka guurku dhaco martida waxa ay bixin jireen:
- A.yarad
- B.Yabadh
- C.Gabaati
- D.kaalo
- 242 marks
Falku waxa uu u kala baxaa:
- A.tagto, timaaddo iyo taagan
- B.timaaddo, joogto iyo socoto
- C.soo socoto joogto, taagan iyo sii socoto
- D.taagan, mataagan, iyo majoogto ma socoto
- 252 marks
Erayga "saxansaxo" waa:
- A.dabaysha roobka
- B.dhibcaha roobka
- C.daruurta roobka
- D.xareedda roobka
- 262 marks
Erayga "abbaan" waxaa la micna ah.
- A.geesi
- B.cadow
- C.hoggaamiye
- D.saaxiib.
- 272 marks
Hasha ilmaheedu dhintay ee ilmaha kale lagu maalo waxaa loo yaqaan.
- A.igar
- B.sidig
- C.habad
- D.galoof
- 282 marks
Wananka iyo orgida la dhufaanay si loo iibiyo waxaa loo yaqaan:
- A.jar
- B.dibaax
- C.loog
- D.labood
- 292 marks
Marka la doonayo in meel cusub oo aan horay loo beeran jirin labeero waxaa lagu sameeyaa:
- A.geed abuur
- B.geed tacab
- C.geed qaad
- D.geed beer
- 302 marks
Erayga "hanfi" waa dabeyl :
- A.qabow
- B.kulul
- C.badan
- D.yar
- 312 marks
Waranka yar waxaa la yiraahdaa:
- A.taki
- B.ableey
- C.golxab
- D.billaawe
- 322 marks
Maahmaahda "Isma hurto waa haan iyo haruub" waxaa loo adeegsadaa:
- A.Colaad
- B.nabad
- C.ammaan
- D.waano
- 332 marks
"Gudcur dam ah daw laga cabsado iyo daluun jeexan
Miiraale dooxyada rogoo daadku mulacyeeyey Aar diiqalyaynayiyo maskiyo daalinkiyo tuugga Ama dayradhaafkoo qabow diqinka jiilaalka Dubatada cadceediyo hafayga diiran hilibkaaga Dantii nimay waddaa baa dhexmara diima-diimaha'e Hurdo wayga duuf waayadaan umal daraadiiye..." (Su'aalaha 33 iyo 34 waxa ay ku saleysan yihiin tixdan kore) Ereyga daluun waxaa halka loola jeedaa:
- A.waddo
- B.habeen
- C.haadaan
- D.webi
- 342 marks
"Gudcur dam ah daw laga cabsado iyo daluun jeexan
Miiraale dooxyada rogoo daadku mulacyeeyey Aar diiqalyaynayiyo maskiyo daalinkiyo tuugga Ama dayradhaafkoo qabow diqinka jiilaalka Dubatada cadceediyo hafayga diiran hilibkaaga Dantii nimay waddaa baa dhexmara diima-diimaha'e Hurdo wayga duuf waayadaan umal daraadiiye..." (Su'aalaha 33 iyo 34 waxa ay ku saleysan yihiin tixdan kore) Ereyga miiraale waxaa halkan loola jeedaa:
- A.wasaq badan
- B.biyo
- C.qof miyirkii ka tagay
- D.Roob xoog leh
- 352 marks
"Ninka guba dalkiisee
Latashada gumeystoow Kugu garanay taladaad Lagar guuraneyee" Suugaantani baddeedu waa:
- A.saar
- B.jiifto
- C.geeraar
- D.buraanbur
- 362 marks
Erayga "Qaafiyad" waa astaanta lagu aqoonsado:
- A.tiraabta
- B.tixda
- C.riwaayadda
- D.maahmaahda
- 372 marks
Hooriska gabaygu waxa uu ka kooban yahay:
- A.20 alan
- B.8 alan
- C.12 alan
- D.18 alan
- 382 marks
Meeriskan "Aboorkuba allaylkuu dhisaa aqallo waaweyne" waxa uu ka hadlayaa:
- A.awood qeybsi
- B.iskaashi
- C.wax kala goosi
- D.maamul xumada
- 392 marks
"Dhulka baaxad sooriyo bannaan miiran weeyaan ama waa bus iyo xoon" meesiyadan waxa ay ku jiraan maansadii:
- A.seylo
- B.dhaqan
- C.difaac qaran
- D.baaq
- 402 marks
Ku buuxi tixdan ereyga ku habboon: "Leg ninkii siiyay bey dishaa ____________ doqoneede"
- A.leydh
- B.liida
- C.lukiyan
- D.hiilo
Qeybta 2aad: Curis (20 dhibcood)
- 4120 marks
Ka qor curis ugu yaraan 20 sadar ah mid kamid ah mowducyadan hoose adiga oo dhowraya habraacyada qoraalka iyo astaameynta af Soomaaliga. Qoraalkaaga haka muuqdeen: hordhac, caqabadaha jira iyo xalkooda, fursadaha jira iyo ka faa'iideysigooda, iyo ugu dambeyn gunnaanad aad ku soo bandhigeyso talooyinkaaga.
A. Hab qoraalka mowduuca (12 dhibcood) B. Xeerarka naxwaha (4 dhibcood) C. Astaameynta qoraalka (4 dhibcood) Dooro mid ka mid ah mowduucyadan: 1. Sidee Soomaaliya u gaari kartaa isku-filnaasho dhinaca dhaqaalaha ah? 2. Muxuu yahay dowrka kaaga aaddan mideynta ummadda Soomaaliyeed?
Paper set by the Federal Ministry of Education, Culture and Higher Education (MoECHE), Somalia. Shared free of charge to help students prepare. The answers and explanations are written by Sheerxirfad teachers.




