Module 1
Qaybtan waxa aad ku ogaan doontaa wax kasta oo hordhac ah iyo wixii kaa cawin kara inaad koorsada si wanagsan u dhigato
0/3
Module 2
Qaybtan ama cutubkan 2aad waxa aad ku baran doontaa:
1. Hal-abuurka ganacsiga.
2. Hal-abuuraha ganacsiga.
3. Qaabka loo aqoonsado fursadaha suuqa.
4. Tabaha loo keeno fikir ganacsi.
0/7
Module 3
Cutubkan waxa aad ku baran doontaa wax kasta oo sal iyo aasaas u ah qorshaha iyo qaab socodka ganacsiga.
0/15
Module 4
Cutubkan waxa aad ku baran doontaa:
1. Sida loo helo maalgalin.
2. Noocyada maalgalinta.
3. Noocyada hantida.
4. Sida loo maamulo hantida ganacsiga.
0/10
Module 5
Cutubkan marka aad dgamaysato waxa aad awood u yeelan dontaa:
1. Inaad samyso suuqgeny saamayn leh.
2. Inaad beegsato macaamiisha.
3. Inaad iib soo xarayso.
0/10
Module 6
Cutubkeenan u dambeeya waxa aad ku baran doontaa sida loo maareeyo khataraha ee loo qaato go'aan wax-tar leh.
0/5