Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

New

Start business from scratch – Entrepreneurship

$10.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

6h

Video Tutorials

41

Course Content

Module 1
Qaybtan waxa aad ku ogaan doontaa wax kasta oo hordhac ah iyo wixii kaa cawin kara inaad koorsada si wanagsan u dhigato

Module 2
Qaybtan ama cutubkan 2aad waxa aad ku baran doontaa: 1. Hal-abuurka ganacsiga. 2. Hal-abuuraha ganacsiga. 3. Qaabka loo aqoonsado fursadaha suuqa. 4. Tabaha loo keeno fikir ganacsi.

Module 3
Cutubkan waxa aad ku baran doontaa wax kasta oo sal iyo aasaas u ah qorshaha iyo qaab socodka ganacsiga.

Module 4
Cutubkan waxa aad ku baran doontaa: 1. Sida loo helo maalgalin. 2. Noocyada maalgalinta. 3. Noocyada hantida. 4. Sida loo maamulo hantida ganacsiga.

Module 5
Cutubkan marka aad dgamaysato waxa aad awood u yeelan dontaa: 1. Inaad samyso suuqgeny saamayn leh. 2. Inaad beegsato macaamiisha. 3. Inaad iib soo xarayso.

Module 6
Cutubkeenan u dambeeya waxa aad ku baran doontaa sida loo maareeyo khataraha ee loo qaato go'aan wax-tar leh.

About Course

Koorsadan waxay ka kooban tahay ku dhawaad 7 course oo la isku keenay.

Koorsadan waxa aad ku baran doontaa:

  1. Hordhaca ganacsiga.
  2. Qorshaha iyo istaraatiijiyadda ganacsiga.
  3. Dhaqaalaha ganacsiga iyo maal-galinta.
  4. Suuqgeynta iyo iibinta.
  5. Maaraynta khataraha iyo go’aan qaadashada.

Sidoo kale koorsadan gudaheeda waxa kuugu diyaara video yo aanu kugu tusinayno iyadoo qaab practical ah loo qabanayo wixii ku dhigatay koorsada module walba.

What Will You Learn?

  • Koorsadan waxa aad ku baran doontaa:
  • Hordhaca ganacsiga.
  • Qorshaha iyo istaraatiijiyadda ganacsiga.
  • Dhaqaalaha ganacsiga iyo maal-galinta.
  • Suuqgeynta iyo iibinta.
  • Maaraynta khataraha iyo go'aan qaadashada.
  • Sidoo kale koorsadan gudaheeda waxa kuugu diyaara video yo aanu kugu tusinayno iyadoo qaab practical ah loo qabanayo wixii ku dhigatay koorsada module walba.

Material Includes

  • Assignments
  • questions and answers
  • Files
  • Practical

Requirements

  • Laptop or mobile.
  • Wifi or data.
  • Notion app.
  • Facebook page.

Audience

  • Business enthusiast

Instructor

AH
0 /5

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$10.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Assignments
  • questions and answers
  • Files
  • Practical

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?