Sheerxirfad
eBooks

Tarankii Qurbaha Tagey

Tarankii Qurbaha Tagey, Cabdulqaadir C. Diini

Buuggan 'Tarankii Qurbaha tagay' wuxuu tilmaan guud akhristaha ka siinayaa-sida cinwaankaba ka muuqata-xaaladda da'yarta Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool. Waa buug kooban oo cid walba ka faa'iidaysan karto, gaar ahaan dhallinyarada.

159 bog, cod ayaa akhrinaya bog kasta.

Akoon bilaash ah ayaa loo baahan yahay, si meeshaada loo kaydiyo.

Waxaa lagu akhriyaa laguna dhegaystaa app-ka iyo websaydhka. Lama soo dejin karo.

Tusmada

  1. Tusmobogga 5
  2. Hordhacbogga 7
  3. Gogolxaarbogga 10
  4. Sababaha Keena In Ilmuhu Qalloocdobogga 30
  5. Iskuulku Waa Goob Ilmaha Lagu Barbaariyobogga 87
  6. Xoolo Raadintu Waxay Lumisaa Barbaar Badanbogga 100
  7. Xorriyadda Dhalanteedka Ah Iyo Dhallintabogga 106
  8. Qof Toosan Ayaa Wax Hagaajiyabogga 112
  9. Barbaariyeyaasha Dahsoonbogga 130
  10. Sidee Ayaan Xal U Raadinnaa?bogga 134
  11. Gunaanadbogga 151
  12. Tixraacbogga 156
Sheerxirfad

Barta ugu horreysa ee waxbarashada online-ka ah ee Soomaaliya. Ku baro ACCA, xisaabtanka, ganacsiga iyo teknoolajiyada Af-Soomaali iyo English telefoon kasta, oo hel shahaado la xaqiijiyay.

Waxaan aqbalnaa

Payment method 1
Payment method 2
Payment method 3
Payment method 4

© Copyright 2026 Sheerxirfad, Dhammaan xuquuqda waa la dhowray. Waxaa farsameeyay Ilays Solutions