
(Baadigoob Jacayl)
S.Salaamaad, Farah Binin Boos
Saynabeey Salaamaad waa sheeko cajiib ah oo ka warramaysa qiso dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Waxay ku saabsan tahay nin magaciisa lagu soo gaabiyay (Xaaji Dheere) ilaa hadda raadinaya gabadh uu jeclaa oo ay isugu danbaysay sannadkii 1991-kii, xilligaas oo uu qarxay dagaalkii sokeeye!
129 bog, cod ayaa akhrinaya bog kasta.
Ku bixi EVC Plus, Zaad, Sahal, kaarka ama xawilaad. Isla markiiba halkan iyo app-ka ayuu ka furmayaa.
13 bog ee ugu horreeya waa bilaash, akhri ama dhegeyso.
Akoon bilaash ah ayaa loo baahan yahay, si meeshaada loo kaydiyo.
Waxaa lagu akhriyaa laguna dhegaystaa app-ka iyo websaydhka. Lama soo dejin karo.




