Sheerxirfad
eBooks

Barasho, Barid, iyo Barbaarin

Halgan iyo Hoggaan, Abdirahman media

Halgan iyo Hoggaan waa taariikh-nololeed shakhsiyeed oo ka warramaysa nolosha mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed. Waxaad ka akhrisan doontaa halgankii dheeraa ee uu u soo maray raadinta iyo barashada culuumta Islaamka, isagoo weli da' yar, dhowr iyo toban jir. Buuggu wuxuu diiradda saarayaa dhacdooyinkii si toos ah u taabtay noloshiisa, gaar ahaan kuwii uu door muuqda ku lahaa ama saamayn ku yeeshay go'aamadiisa. Fiiro gaar ah: ma aha dhigan taariikheed oo guud. Sidaa darteed, waxaa dhici karta inaadan ka helin taariikho aad filaysay ama faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan mawduucyada qaarkood. Cinwaanku wuxuu u egyahay mid siyaasadda la xiriira, laakiin buuggu wuxuu ku saabsan yahay safarka cilmiga. Waxaa u wanaagsan akhristayaasha jecel taariikh-nololeedyada, culimada Soomaaliyeed iyo sida cilmiga loo raadiyo.

274 bog, cod ayaa akhrinaya bog kasta.

Ku bixi EVC Plus, Zaad, Sahal, kaarka ama xawilaad. Isla markiiba halkan iyo app-ka ayuu ka furmayaa.

15 bog ee ugu horreeya waa bilaash, akhri ama dhegeyso.

Akoon bilaash ah ayaa loo baahan yahay, si meeshaada loo kaydiyo.

U dir hadiyad ahaanWaxaad helaysaa koodh hadiyad ah oo aad dirto. Qofka isticmaala ayaa buugga weligiis yeelanaya.

Waxaa lagu akhriyaa laguna dhegaystaa app-ka iyo websaydhka. Lama soo dejin karo.

Tusmada

  1. Cutubka 2: Halgankii Xer-nimada...................................17bogga 7
  2. Cutubka 3: Muuqaalkii Siyaasadeed ee Dalka .................27bogga 7
  3. Cutubka 4: Waxbarashada Nidaamiga ah........................41bogga 7
  4. Cutubka 1: Noloshii Miyiga iyo Barashadii Qur'aanka....1bogga 7
  5. Cutubka 5: Shaqada Qaranka ..........................................61bogga 8
  6. Cutubka 6: Baraarugga Islaamka (Saxwada) ...................87bogga 8
  7. Cutubka 7: Maamulkii Al itixaad Al Islaami ee Gedo. 119bogga 8
  8. CUTUBKAbogga 33
  9. CUTUBKA 2 HALGANKII XER-NIMADAbogga 47
  10. CUTUBKAbogga 49
  11. CUTUBKA 3 MUUQAALKII SIYAASADEED EE DALKAbogga 57
  12. CUTUBKA 4 WAXBARASHADA NIDAAMIGA AHbogga 71
  13. CUTUBKAbogga 73
  14. CUTUBKA 5 SHAQADA QARANKAbogga 91
  15. CUTUBKAbogga 93
  16. CUTUBKA 6 BARAALUGGA ISLAAMKA (SAXWADA)bogga 117
  17. CUTUBKAbogga 119
  18. CUTUBKA 7 MAAMULKII AL ITIXAAD AL ISLAAMI EE GEDObogga 149
  19. CUTUBKAbogga 151
  20. CUTUBKA 8 FAALLOOYINKA SAAXIIBBADII SHEEKHAbogga 233
  21. CUTUBKAbogga 235
Sheerxirfad

Barta ugu horreysa ee waxbarashada online-ka ah ee Soomaaliya. Ku baro ACCA, xisaabtanka, ganacsiga iyo teknoolajiyada Af-Soomaali iyo English telefoon kasta, oo hel shahaado la xaqiijiyay.

Waxaan aqbalnaa

Payment method 1
Payment method 2
Payment method 3
Payment method 4

© Copyright 2026 Sheerxirfad, Dhammaan xuquuqda waa la dhowray. Waxaa farsameeyay Ilays Solutions