MC

Instructor

Miski cabdinoor salal

1.0(1 faallo)15 Ardayda2 Koorsooyinka

15

Ardayda

2

Koorsooyinka

1.0

Qiimaynta

1

Faallooyinka

Luqadda casharrada
Soomaali
Saacadaha muuqaalka
4
Casharrada
55
Ugu dambeyntii la cusbooneysiiyay
Sebteembar 2026

Dhammaan Koorsooyinka

Ku Saabsan Miski cabdinoor salal

Magacyga waa Miski C.nuur Salal waxaa heysto labbo Bachelor degree oo kale ah Umuliso iyo kalkaaliye.

waxaan sidoo kale ahay Qoraaga Buuga Aqoonta daryeelka Hooyada, mulkiilaha youtubeka waxdheef iyo barta TIKTOK Dr Miski Salal

waxaan leeyahay khibrad in ka badan 5 sano macallinimo iyo tabare caafimaad, umuliso iyo kalkaaliye anigoo waliba ka soo shaqeyey qaar kamid ah isbitaaladada waaweyn ee caasimada Muqdisho.

waxaan kamid ah aas-aasyaasha Xarunta Tabarka caafimaad Soomali Medical Training Center.

sidoo kale waxaan ahay lataliye caafimaad iyo muqaal abuure baraha bulshada muuqaal soo dhigo.

Hadafka; Waxaan ku dadalayaa inaan u adeego bulshadeyda anigoo ku dhex shaqeeya hormarinta xirfadaha caafimaadka inaan kaalin muhiim ah ka cayaaro Waxbarida iyo tarabarka xirfadlayaasha caafimaadka mustaqblak

Wuxuu Sheerxirfad wax ka dhigayay tan iyo 2025

Waxay ardayda dhahaan

1.0

1 faallo

  • 50
  • 40
  • 30
  • 20
  • 11
I can say. This is the worst course I have ever taken.” uma qalmo courskaan in lacagta saran lagu iibsado xataa uma qalmo courskan totally in la iibsado qof yaqan pharma iyo qof aan aqoonba pharma. Becouse of the way she interprets, the way she explains, the way she pronounces medical terminology, and the fact that the theory and what she explains are completely different, etc. courskan bilaw ilaa dhamad waan dhamestay.
Y

Yakub Musa Tahir

Cilmiga Dawada

Sheerxirfad

Barta ugu horreysa ee waxbarashada online-ka ah ee Soomaaliya. Ku baro ACCA, xisaabtanka, ganacsiga iyo teknoolajiyada Af-Soomaali iyo English telefoon kasta, oo hel shahaado la xaqiijiyay.

Waxaan aqbalnaa

Payment method 1
Payment method 2
Payment method 3
Payment method 4

© Copyright 2026 Sheerxirfad, Dhammaan xuquuqda waa la dhowray. Waxaa farsameeyay Ilays Solutions