Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 0 Qiimeyn )

Cusub

Take-off and Bill of Quantity Preparation Level 1

$50.00

( 0 Qiimeyn )

Heerka Koorsada

Dhexdhexaad

Casharrada Fiidiyowga

33

Nuxurka Koorsada

Section0: Introduction.

Section 1: Taking off Sub-Structure Measurements.

Section 2: Taking off Super-Structure Measurements.

Section 3: Bar schedule for Substructure and Superstructure.

Section 4: Bill of quantity Preparation.

Ku saabsan Koorsada

Ku soo dhawow koorsada “Take off & Bill Of Quantitiy Preparation”! Koorsadan waxaa loo diyaariyey in lagugu baro xirfadaha iyo aqoonta aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah si sax ah u cabbiraadda iyo qiimeynta shaqooyinka dhismaha ee qaybaha hoose (Substructure)  iyo qaybaha sare(Superstructure), iyo in la diyaariyo dukumentiyada (BOQ). Dhamaadka koorsadan, waxaad ku xeel dheeraan doontaa soo saarista cabirada ee dhamaan waaxyaha Dhismaha , abuurista jadwalka biraha, iyo diyaarinta dukumentiyada BOQ ee muhiimka ah ee qiimeynta mashruuca, soo iibsiga, iyo maamulida qandaraasyada.

Maxaad ku baran doontaa?

  • You will learn :
  • Project Understanding
  • Measurement and Quantification of Construction Works
  • Bar Schedule Creation
  • Preparation of Bill of Quantities (BOQ)

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Vedeos
  • Dwg file
  • Pdf File

Shuruudaha

  • Waa in Excell kugu jiro laptopka iyo so kale autocad lkn muhiim maahan

Dhageystayaal

  • Engineers
  • Engineering student
  • any one Else

Macallin

Hamze Omar
0 /5

2 Koorsooyin

Waxan ahay xamse cumar xirfad ahan ku shaqeeya Construction site engineer so kale sameya Graphic design iyo webdesign Run gareeya Youtube Channelka Ilabaro institute 

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

Wali Dib U Eegis Ma Lahan
Wali Dib U Eegis Ma Lahan
$50.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Vedeos
  • Dwg file
  • Pdf File

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?