Koorsada Akhrinta Architectural Blueprints

Koorsadan waa koorso kaa caawinaysa inaad si fudud oo xirfad leh u fahanto Architectural Drawings. Waxaad ku baranaysaa sida loo akhriyo Floor Plans, Elevations, Sections, Dimensions, Symbols, Doors & Windows, Levels iyo faahfaahinta kale ee muhiimka ah ee ku jirta sawirrada dhismaha.

Manhajka Koorsada

Shuruudaha

Keliya talefan ama laptop ayaad ku la socon kartaa koorsadan

Natiijooyinka

Akhriso oo faham Architectural Blueprints. Si sax ah u fasir Site Plan, Floor Plan, Elevations & Sections. Faham Scale, Dimensions, Symbols & Gridlines.

Baraha
62 Ardayda
3 Koorsooyinka
4 Dib-u-eegista
$35.21 sannad oo gelitaan ah
waxaa bixiya Hamze Omar
Qaado koorsadan
Sheerxirfad

Barta ugu horreysa ee waxbarashada online-ka ah ee Soomaaliya. Ku baro ACCA, xisaabtanka, ganacsiga iyo teknoolajiyada Af-Soomaali iyo English telefoon kasta, oo hel shahaado la xaqiijiyay.

Waxaan aqbalnaa

Payment method 1
Payment method 2
Payment method 3
Payment method 4

© Copyright 2026 Sheerxirfad, Dhammaan xuquuqda waa la dhowray. Waxaa farsameeyay Ilays Solutions