Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 3 Qiimeynada )

Qoraalka & Akhriska Carabiga

Bilaash

( 3 Qiimeynada )

Heerka Koorsada

Dhammaan Heerarka

Casharrada Fiidiyowga

53

Nuxurka Koorsada

Xuruufta Carabiga

  • Casharka 1aad
    14:46
  • Casharka 2aad
    15:34
  • Casharka 3aad
    12:53
  • Casharka 4aad
    15:51
  • Casharka 5aad
    19:56

Isku xidhka Xuruufta

Kordhigga Xuruufta

Hoosdhigga Xuruufta

Godaalka Xuruufta

Reebitaanka Xuruufta

Madka Alifta

Madka Waawda

Madka Ya,da

Tanwiinta

Shadka & Kor-dhigga

Farqiga udhexeeya Hamzatul Wasliga & Hamzatul

Waqfiga/ Sida loogu joogsado Kalmadda Carabiga ah

Dhaqangalinta Qawaacida

Ku saabsan Koorsada

Kusoo dhawaada Koorsadan oo ku saabsan Barashada Luuqadda Carabiga Qoraalkeeda iyo Akhriskeedaba, Luuqaddan oo ah oo Luuqad uuna sinnaba uga maarmi karin qof kasta oo raba inuu barto Culuumta Shareecada Islaamka.

Maxaad ku baran doontaa?

  • Koorsadan waxa aad ku baran doontaa Qaabka Carabiga Loo qoro, loona aqriyo.
  • Xuruufta Carabiga
  • Isku xidhka Xuruufta
  • Dhammaan Shaqallada
  • Madka
  • Shadka
  • Laba shaqalka

Dhageystayaal

  • Qofka daneenayo Barashada Qoraalka iyo Akhriska Luuqadda Carabiga

Macallin

Mustafe Xareed
4.75 /5

8 Koorsooyin

Bare khibrad u leh waxa uu soo gudbinaayo, jecel wax uu barayo ardayda

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 3 Qiimaynta
5
3 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
Abdisalan Mohamed
4 months kahor
Thanks all of them
IB
8 months kahor
Alx waan ku faa,iiday waxbadanna waan ka faa,iiday
MX
12 months kahor
Koorso qiimo badan, waxaan kula talinayaa ardayda kali in ay isdiwaan galiyaan
Bilaash
Helitaanka bilaashka ah koorsadan
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha


La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?