Ma diyaar baad u tahay inaad xirfadahaaga Python u gudbiso adduunka offensive cybersecurity-ga?
Python for Ethical Hackers: Complete Red Team Training waa barnaamij heer sare ah oo 11 saac ah oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay ka gudbaan theory-ga oo ay dhistaan xirfado Red Team oo practical ah.
Koorsadan, waxaad ku baran doontaa sida Python loogu adeogsado horumarinta qalabka offensive security, otomaatig looga dhigo hawlaha security-ga, iyo sida loo simulate gareeyo xaaladaha penetration testing-ka ee dhabta ah deegaan lab oo la xakameeyay dhexdiisa.
Tani ma ahan koorso programming oo heer bilow ah. Waxaa loogu talagalay dadka mar hore fahamsan aasaaska Python ee doonaya inay aqoontooda u adeegsadaan cybersecurity iyo Red Team operations.




