Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 0 Qiimeyn )

Project Management

$40.00

( 0 Qiimeyn )

Heerka Koorsada

Dhammaan Heerarka

Wadarta Saacada

3h 22m

Casharrada Fiidiyowga

14

Nuxurka Koorsada

chapter 1 Introduction to project management

Chapter 2 Project initiation and planning

Chapter 3 project execution

Chapter 4 Project monitoring and control

Chapter 5 project closure

Ku saabsan Koorsada

Koorsadan Project Management ama maamulka mashaariicda waa koorso qaab fudud oo faahfaahsan aad ugu baran doonto maaraynta mashaariicda, iyada oo aad aqoon ka heli doonto:

  • Hindisida mashruuca (project initiation)
  • Qorshaynta mashruuca (project planning)
  • Hirgalinta mashruuca ( project execution)
  • Dabagalka iyo qiimaynta mashruuca (project monitoring and control)
  • soo xidhida mashruuca (project closure)

Dhamaan qodobadaa aan kor kusoo xusay iyo waliba waxaad tilmaan ka heli doontaa softwarada kaa saaciidaya inaad mashruuc si fudud u maarayso.
Ka faa’iidayso koorsadan oo dhis xirfadahaaga si aad mustaqbalka u dheefsato.

Maxaad ku baran doontaa?

  • Project Initiation
  • Project Planning
  • Scope and Change Management
  • Risk Management
  • Effective Communication
  • Project Monitoring and Control
  • Stakeholder Management
  • Project Closure

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Videos
  • Quizzes
  • Case studies

Dhageystayaal

  • Aspiring Project Managers
  • Junior Project Managers
  • Team Leaders and Supervisors
  • Business Professionals
  • Entrepreneurs and Small Business Owners
  • Professionals Seeking Career Advancement

Macallin

Hamse Elmi
0 /5

4 Koorsooyin

Dedicated and committed to excellence.

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

Wali Dib U Eegis Ma Lahan
Wali Dib U Eegis Ma Lahan
$40.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Videos
  • Quizzes
  • Case studies

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?