Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 3 Qiimeynada )

Premier Pro Professional Level: Advanced Video Editing

$30.00

( 3 Qiimeynada )

Heerka Koorsada

Khabiir

Wadarta Saacada

5h

Casharrada Fiidiyowga

18

Nuxurka Koorsada

Module 01: Intro & Techniques for Editing

Module 02: Advanced Techniques for Professional Video Editing

Module 03: Creative Animation Techniques and Editing Styles

Module 04: Special Effects and Advanced Editing Techniques

Ku saabsan Koorsada

Waa Koorso tayadeedu ay aad usareyso oo lagu baraneyo Video Editing ka gaar ahaan software ka Adobe Premier pro Koorsadan waa koorso heer sare ah oo loogu tala galay dhamaan cidkasta oo wax ka taqaana premier pro. Koorsada waxaa la socda practice material iyo Editing tools muhiim ah dhamaan casharadu waa practice Video kasta waxaa la sameynayaa project dhamaystiran.

Hadii ay tahay markii kuugu horeysay ee aad qaadaneyso koorso Video editing ah waxaa muhiim ah inaad soo qaadato koorsadii tan ka horeysay ee ahaynd (Beginnerโ€™s Video Editing: Premier Pro, Filmora, and ZD Screen Recorder) taas oo wakhi xaadir kan ku jirta website kan. ama link gan hoose taabo si aad u hesho koorsada bilawga ah.๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Wax Badan Muuji

Maxaad ku baran doontaa?

  • Ali Abdel's Editing Style (Tiktok, Reels & Shorts Videos)
  • Advanced Techniques for Creating Reaction Videos
  • Creating Superhero Flying and Landing Effects
  • Realistic 3D Paper Highlighter Animation (Using Photoshop and Premiere Pro)
  • B-Roll Editing Techniques: Cutting to the Beat
  • Color Grading in Photoshop and Premiere Pro
  • Basic 3D Screen Effect Creation
  • Implementation of Sound Effects
  • How to Edit heavy footage
  • Magic tricks: Hide Yourself in a Box

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Ali Abdal's Assets
  • Green Screen
  • Sound Effcets
  • Document

Shuruudaha

  • Maadaama koorsadu ay tahay mid heer Sare ah waxaa muhiim ah in ay wax kaaga bilaaban yihiin Software ka Premier pro.

Dhageystayaal

  • Waxaa Qaadan kara Koorsadan Qofkasta oo aqoon u leh software ka premier pro

Macallin

Omer Mohamed
4.94 /5

6 Koorsooyin

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 3 Qiimaynta
5
3 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
Waxan aad ugu faraxasnahay inaan dhamaysto cour sadan faaiidooyinka badan leh waan umahad celinaya bahda website ka iyo ustaadka casharada bixinayayba mahadsanidiin""
Mahdi Ali iltireh
2 months kahor
MASHA ALLAH WAXA BADAN AYAN KA FAAIDAYAA
BA
2 months kahor
masha allah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ustaad cumar maxamed sida quruxda badan ee aad course ka noogu soo diyaarisay course kaan 99.9% baan siiyay

Hadii aad wixii update ah nala wadaagtidna aad baan u jeclaan lahayn

MAHADSANIDIIN TEAM SHEERXIRFAD
$30.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Ali Abdal's Assets
  • Green Screen
  • Sound Effcets
  • Document

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?

โœ•