Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 3 Qiimeynada )

Mastering Autodesk REVIT Architecture

$40.00

( 3 Qiimeynada )

Heerka Koorsada

Dhammaan Heerarka

Wadarta Saacada

14h

Casharrada Fiidiyowga

38

Nuxurka Koorsada

Module 1: Introduction to BIM & Revit
In this module, the students will learn more about BIM, and how Revit interacts with BIM.

Module 2: Drawing & Modifying Tools (2D & 3D)
In this module, we will dive deep into how Revit functions and learn the different tools used for drawing and modifying when designing a project.

Module 3: Bungalow Design
Here, an entire project design of the Bungalow will be done. We will start from scratch and go beyond the limits.

Module 4: G+ Villa Design
In this last module, we will design a post-modern G+ Villa. Our skills and knowledge are now developed, as we can create a full G+ project.

Ku saabsan Koorsada

Kooraskani waa mid lagu baran doono Software-ka Autodesk Revit Architecture. Kooraskani waxa uu ardaygu isticmaali doonaa Building Information Modelling (BIM) si uu u sameeyo nashqad dhisme oo aad u qurux badan.  Waxa uu ka koobnaan doonaa cashiro gacanta laga qabanayo, kuwaasi oo aan ku wada dhisi doonno (4) mashruuc oo muhiim ah, inta aan kooraska ku guda jirno. Ardaygu waxa uu baran doonaa qaabka loo adeegsado agabka nashqadaynta (design tools) ee softwarekani, si loogu sameeyo nashqado kala duwan, sida oo kalena soo jiidasho leh.

Maxaad ku baran doontaa?

  • Architectural Designing
  • Revit Architecture
  • BIM

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Videos
  • BIM Library
  • Resources

Shuruudaha

  • Graphic Computer

Dhageystayaal

  • Architectural Engineers
  • Practicing Architects
  • University Students

Macallin

Amiin A. Aidid
5.00 /5

1 Koorsooyin

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 3 Qiimaynta
5
3 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
MH
1 month kahor
Mahadsanid ustaad eng. Amin. Aad baad ugu mahadsanthay koorsadan. Wax badan ayaad ii furtay oo aqoonta nashqadaynta ah.
Waa aan ku faraxsanahay in aan ka mid noqday dhalinyarta ka faaideysatay course kan. Wax badan ayaan ka faaidey. Hadda waxa aan si full ah u nashqadayn karaa dhisme dhamaystiran . Mahadsanid ayaan leeyahay ustaad ka Eng. Amiin.
Imika intii u horeysay ayaan daawaday casharka waana ka faaiiday waxaana ka dhax arkaaya faaiido mustaqbal .tanks
$40.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Videos
  • BIM Library
  • Resources

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?