Ku baro mabaadi'da iyo hababka ugu muhiimsan ee xisaabaadka (accounting) koorsadan dhamaystiran. Baro warbixinada maaliyadda (financial statements), diiwaangelinta xisaabaadka (bookkeeping), iyo heerarka xisaabaadka ee ay isticmaalaan khabiirada dunida oo dhan. Waxay ku habboon tahay dadka cusub iyo kuwa raba inay horumariyaan shaqadooda xisaabaadka.
Koorsadan waxay ka kooban tahay 8 qayb oo dhamaystiran iyadoo leh 39 cashar oo daboolaya dhammaan mawduucyada muhiimka ah. Wax ku baro waqtigaaga, website-ka ama app-ka.
Manhajka Koorsada
Shuruudaha
Aqoon aasaasi ah iyo rabitaan wax barasho
Natiijooyinka
Fahamka Buuxa ee Diploma In Financial Accounting 1
Waxay ardayda dhahaan(44)
Xuseen Cabdiraxman
Ustaad waa ku mahadsantahay Sida wanaagsan ee aad noogu soogudbisay kooroskaan
Mohamed Salad Mohamed
Khadar Mahdi
Bilaash1 sannad oo gelitaan ah
waxaa bixiya Mustafe Xareed4.8(44 qiimayn)




