Manhajka Koorsada
Shuruudaha
Natiijooyinka
Faham notational systems, aasaaska computing-ka, qiimaha data-da, iyo habka troubleshooting-ka.
Baro sida loo sameeyo iyo loo install-gareeyo peripheral devices-ka caadiga ah, configure-gareynta wireless networks-ka, iyo fahamka virtualization iyo cloud technologies.
Hel aqoon ku saabsan operating systems-ka, application software-ka, sifaadka web browser-ka, iyo aaladaha artificial intelligence-ka sida chatbots iyo generative AI.
U adeegso qaybaha luqadaha programming-ka, farsamooyinka habeynta, fikradaha logic-ka, iyo aasaaska programming-ka ee software development-ka.
Faham fikradaha database-ka, qaab-dhismeedka, iyo isticmaalka, iyo sidoo kale hababka backup-ka iyo qiimaha data-da ee go'aan-qaadashada.
Baro hababka ugu wanaagsan ee loo dhowro aaladaha, loo maareeyo password-yada, iyo loo adeegsado encryption-ka si loo dhowro data-da keydsan iyo midda socota.
Baraha
Waxay ardayda dhahaan(35)
waa kooros aad uqiimo badan si fiicana lodiriyay mahad celin iyo bogadin ayaan udiraya ustaadka iyo sheer xirfad mahadsanidin




