Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 4 Qiimeynada )

Adobe Premiere Pro 2023

$20.00

( 4 Qiimeynada )

Heerka Koorsada

Bilow

Wadarta Saacada

2h 59m

Casharrada Fiidiyowga

18

Nuxurka Koorsada

Qaybta Bilawga

  • 05:00
  • Muxuu u baahan yahay Premiere Pro 2023
    10:49
  • Halkaan Ka Soo Dagso Premiere Pro 2023
    08:56
  • Sameenta goob shaqo
    07:20
  • Halka Laga Helo Muqaalo Bilaash ah
    06:41
  • Sida Loo Sameesto Sequence kala duwan
    12:16
  • Sida Loo Adeegsado Source Panel
    06:39
  • Sida Loo Isticmaalo Tools Premiere Pro
    18:52
  • Sida Loo Adeegsado Timeline Buttons
    13:55

Qaybta Dhexe

Qaybta Dhamaadka

Ku saabsan Koorsada

Koorsadaan waxa aad ku baran doontaa insha allah Sida muuqaalada loo Sameeyo Anagoo isticmaali doono barnaamij ka ugu caasan muqaal sameenta ee Adobe Premiere Pro 2023.Markaad qaadato koris kaan waxaad awood u yeelan doonta In aad ku sameeyso muqaalkaaga rabto. 

Maxaad ku baran doontaa?

  • Waxa uu ubaahan yahay adobe premiere pro
  • Halka laga soo dagsado Premiere 2023
  • Sida loo sameysto goob lagu shaqeysto
  • Sida loo sameeyo Sequence
  • Habka loo adeegsado Source Panel
  • Sida loo isticmaalo Tools Premiere pro
  • Sida Qaladaadka loogu saaro muqaalka
  • Adeegsiga Effect iyo Effect controll
  • Adeegsiga Essential Graphics
  • Sida codka loo hagaajiyo Premiere pro
  • Waxa ku cusub Premiere pro
  • Sida color ka muqaalka loo habeeyo
  • Sida loo adeegsado Transition ka
  • Sida loo Export gareeyo muqaalka

Shuruudaha

  • Waxaa laga maarmaan ah inaad haysato si aad koorsadaan u qaadato Laptop / Desktop sido kale waa in uu ahaadaa ugu yaraan Generation 6

Dhageystayaal

  • Qof waliba muuqaal wuu duubi karaa balse Qof waliba ma soo saari karo muuqaal wanaagsan. Waan hubaa hadii aad koorsadaan qaadato aadna dadaasho inaad soo saari doonto muuqaal qurux badan

Macallin

Zakarie Ahmed
5.00 /5

1 Koorsooyin

Magaceygu waa Zakarie Ahmed waxaan ahay muuqaal sameeye waxaan qibrad aan u leeyahay mudo gaareysa 6 sano waxaan sameeyaa xayeeysiinada iyo Logo ( Astaamaha ) .

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 4 Qiimaynta
5
4 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
MA
2 months kahor
qof kasta danay naya barashada adobe p pro waxaan kula talin inuu course kaan gato dhabtii waa cajiib ustaad Zak si khibrad iyo aqoon ku dheehan tahay buu course kaan usoo jeedinayaa sahal buu kaaga dhigayaa inaad fahanto waxay siiyay 5 star

waxaan eng rajayn Zak Ahmed inuu noosoo duubo intermediate course ah oo u badan project yo mahadsanid
DA
4 months kahor
Thank you teacher Sakariye and Sheerxirfad
SA
5 months kahor
Mahadsanidiin team share xirfad
AA
10 months kahor
ustaad waxaaan ku wasydiinayaa lama soo degi karo premiere pro 2023 waxaaan suaagyaaa muddo dhan ilaa 4 saac inuu asoo dego ,,,,,,, markaa maxaa xala waxa uu sysytemku leeyay your request is on way markaa mxaaa sameeyaaa ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,



mahadsanid
$20.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha


La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?