Dhis aasaas xooggan oo ku saabsan computer networking. Baro network protocols, configuration, troubleshooting, iyo security. Waana aqoon muhiim u ah IT professionals-ka iyo network administrators-ka.
Koorsadan waxay ka kooban tahay 1 qeyb oo dhammaystiran oo leh 13 cashar oo daboolaya dhammaan mowduucyada muhiimka ah. Wax ku baro waqtigaaga, website-ka ama app-ka.
Manhajka Koorsada
Shuruudaha
Aqoon aasaasi ah iyo rabitaan wax barasho
Natiijooyinka
Fahamka Buuxa ee Aasaaska Networking
Waxay ardayda dhahaan(29)
Daahir Maxamed Maxamuud
Mahadsanid macallin, koorsadaan ka hor wax badan kama fahansaneyn networking-ka haddane meel wanaagsan ayaan ka joogaa. Mahadsanid mar kale
Yasmin ibrahim aadam
Apdulaziz Mohamed
Bilaash1 sannad oo gelitaan ah
waxaa bixiya Abdihakin Elmi4.7(29 qiimayn)




