U baro si xeel-dheer xeeladaha iyo farsamooyinka suuqgeynta casriga ah. Baro digital marketing, sameynta content-ka, iyo maamulidda ololayaasha. Horumari ganacsigaaga adoo adeegsanaya habab suuqgeyn oo la hubiyay.
Koorsadan waxay ka kooban tahay 2 qayb oo dhammaystiran iyo 11 cashar oo daboolaya dhammaan mawduucyada muhiimka ah. Wax ku baro waqtigaaga, website-ka ama app-ka.
Manhajka Koorsada
Shuruudaha
Aqoon aasaasi ah iyo rabitaan barasho
Natiijooyinka
Fahanka Buuxa ee Kooraska Mobile Social Media Marketing
Waxay ardayda dhahaan(42)
cabdi casiis casiis
Sacad Abdirahman Ahmed
Ahmed Abdi
Bilaash1 sannad oo gelitaan ah
waxaa bixiya Zamiir Farxaan4.3(42 qiimayn)




