Sheerxirfad
Baro farsamooyinka video editing-ka ee xirfadaysan. Si buuxda u baro cutting-ka, transitions-ka, effects-ka, iyo storytelling-ka. Samee muuqaallo soo jiidasho leh oo loogu talagalay baraha bulshada, YouTube, ama mashaariic xirfadaysan. Koorso-dan waxay ka kooban tahay 8 qayb oo dhammaystiran iyo 29 cashar oo daboolaya dhammaan mawduucyada muhiimka ah. Wax ku baro waqtigaaga, website-ka ama app-ka.
Manhajka Koorsada

Shuruudaha

Aqoon aasaasi ah iyo rabitaan barasho

Natiijooyinka

Fahanka Buuxa ee Video Editing Billaaw ah: Premier Pro, Filmora Iyo Zd Screen Recorder

Baraha
5 Koorsooyinka
3 Dib-u-eegista

Waxay ardayda dhahaan(1)

AHMED ABDIKARIM ELMI

Ilaahey haka abaal mariyo Ustaad, Runtii aad bu u anfacaya qof eber ah sideydo kale, ilaa hada meel fiican ayey wax ii marayaan, aad baana ula dhacsanahy qaabka uu course kaan u socdo. I.A waa rajeynaya C. advanced ka ahna inan ku darsado oo la xiriira kan.

$331 sannad oo gelitaan ah
waxaa bixiya Omer Mohamed5.0(1 qiimayn)
Qaado koorsadan
Sheerxirfad

Barta ugu horreysa ee waxbarashada online-ka ah ee Soomaaliya. Ku baro ACCA, xisaabtanka, ganacsiga iyo teknoolajiyada Af-Soomaali iyo English telefoon kasta, oo hel shahaado la xaqiijiyay.

Waxaan aqbalnaa

Payment method 1
Payment method 2
Payment method 3
Payment method 4

© Copyright 2026 Sheerxirfad, Dhammaan xuquuqda waa la dhowray. Waxaa farsameeyay Ilays Solutions