Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

Barayaasha

Khibradaada, hal-abuurkaaga, iyo dadaalkaaga ayaa bedeli kara jihada nolosha arday.

Talalaaboyinka Macalinka

Si aad uga midnoqoto barayaasha sheerxirfad fadlan raac tabaabooyinka hoos ku xusan

1. ISDIWAANGALI

Iska diwaangali sheerxirfad macalin ahaan adigoo taabanayo button-ka hoose

2. FOOM-KA HOOSE BUUXI

Waxaad ku dhejin kartaa qaab-dhismeedka si aan u googooyo appaga adigoo taabanaya button-ka hoose.

3. IMAYLKA KUSOO DHACO KA JAWAAB

Markii aad buuso nooca waxaa dhici doonta fariin iimayl ah fadlan ka jawaab fariintaa.

La kulan Barayaasheena Sare

0/5

2Koorsooyin

0/5

0Koorsooyin

0/5

0Koorsooyin

4.17/5

3Koorsooyin

0/5

2Koorsooyin

0/5

1Koorsooyin

5.00/5

3Koorsooyin

0/5

1Koorsooyin

Macallin noqo , la aqoonada kumanaan arday

Su’aalaha Inta Badan La Isweyddiiyo

Waa kuwan jawaabaha su’aalaha qaar inta badan nala weydiiyay. Sidoo kale waad nala soo xiriiri kartaa. Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno.

Waa maxay Shuruudaha la iga rabo si’aan macalin ooga noqdo Sheerxirfad?

Fadlan aqri shuruudaha ee Sheerxirfad.

Maxaa Xigo markaan Form-ka soo wacyo?

Hadaaan koorsada ku qanacno, diyaarna ay kuu tahay, kulan fogaan-arag ah ayaan la siin doonaa si’aan isku wareysaneyno iyo si’aan kula wadaagno hedduu alle idmo.

Koorso kale masoo gudbin karaa? Maxaase la iiga jir?

Mar hadaad koorso website-ka soo galiso waad ka gudubtay shuuradaha iyo process-ka qiimaynta koorsooyinka waad soo gudbin kartaa, kaliya tatay ayaan hubin doona si’aan u ilaalino taynta kooryinka aan la wadaageyno dadka soomaaliyeed.

Kharashka kasoo xaroodo koorsada meeqaan ku leeyahay macalin ahaan?

Macalinka 60% ayuu leeyahay, SheerXirfad-na 40% ayey leedahay.

Malala soo dagi karaa muuqalka casharada?

Maya, waxaan ku keydina Cloud encrypted ah oo aanan lagasoo dajin Karin.

Wali su’aal ma qabtaa?

Hawl wadeenada ayaa halkan kuu jooga!