Koorsadaan waxa aad ku baran doontaa insha allah Sida muuqaalada loo Sameeyo Anagoo isticmaali doono barnaamij ka ugu caasan muqaal sameenta ee Adobe Premiere Pro 2023.Markaad qaadato koris kaan waxaad awood u yeelan doonta In aad ku sameeyso muqaalkaaga rabto.
1 Koorsooyin
Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?
waxaan eng rajayn Zak Ahmed inuu noosoo duubo intermediate course ah oo u badan project yo mahadsanid