Course Content
Chapter 11 (Liabilities)
0/1
Chapter 13 (Accounting for Corporations)
0/1
Principles Of Accounting
Join the conversation
Abdulkadir Mohamud 1 month ago
Thanks 💯
Reply
Mohamud mohamed Isse 2 months ago
Thank you 4 this great work
Reply
Apdi Pozz 6 months ago
Good
Reply
Mahad Abdirahman Nur 8 months ago
Reply
Mahad Abdirahman Nur 8 months ago
Reply
Hassen Guled 9 months ago
Ascww, runtii macalin balaaqo fiican oo qofka hal mar daalacda cashirkaaga ku filan ayaad leedahay ALLENA cimriga iyo cafimaadka iyo aqoonta aad umada uga faa;idaysan ha kuu siyaadiyo aamin. I am ethioipia specialy Somali Regional State, jijiga city.
Reply
Hassen Guled 9 months ago
masha Allah wll ALLE ha idin ciseeyo runtii ummada afsoomaliga ku hadasha waxtar wayn baad ku soo kordhiseen anakana kuwii ka faaida Alle ha naga dhigo
Reply
Abdi Elmi 11 months ago
Masha allah Ustaad
Reply
omer abdi 11 months ago
mashallh ustaad xareed
Reply
Muxamed Amiin Cumar Diraac 12 months ago
Maasha Allaah aad baan ugu faraxsanahay inaan ka faaiideysto cilmigan deeqda waxbarasho ee ustaadku inoo diyaariyay si cilmiyaysan oo taxadar iyo aqoon ka muuqato faaiidooyin badana u leh ardayda somaliyeed ee cilmiga xisaabta baranaysa alle idankiis guul
Reply
Mohamud Nor 12 months ago
Asc
Reply
Qurux Nada 12 months ago
Reply
Mohamud Nor 12 months ago
Shaafac Mohamed 12 months ago
Thank you ustaad
Reply
Nouh Cabdisamad 1 year ago
Ilaahay hakaa abaal mariyo thank you very much
Reply
Abdiaziz Sharif Mohammed 1 year ago
mahadsantahay Walaal ilaahay ajir iyo xasanaad allaha kaa siyo Aakhiro iyo aduun allaha kuugu anfaco
Reply
Muxamed Amiin Cumar Diraac 1 year ago
asc ww waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noo fahasiisay casharka oo degenaantu ka muuqato fahamka wanaagsana leh ilaahay ha ku xafido
Reply
1 year ago
Good explain
Reply
Ibro Diriye 1 year ago
Mahadsanid ustaad
Reply
HASSAN 11 months ago
lkn waxaan jeclaan lahaa inaa helo accouting booktiisa oo pdf ah.
HASSAN 11 months ago
asc' dhammaan waxaan salaamayaa macalimiinta &ardayda halkan kubahoobay ee wax kafaa'idatsaneysa run ahaantii waxaan ku faraxsanahy in aan kamid ahaado dadka ka faa'idaysaneysa. dhammaan waxaan leeyahay macalimiinta dadaalka bixisay wad mahadsantihiin
Abdiaziz Sharif Mohammed 1 year ago
Kun jeer ayaad ku mahadsantahay Walaal ilaahay ajir iyo xasanaad allaha kaa siyo Aakhiro iyo aduun allaha kuugu angaco
0% Complete