Course Exam
Financial Accounting (FA/FFA) Mock Exam 1
45 questions · 2h · pass mark 50.00 · required to complete the course
Course curriculum
Requirements
Basic knowledge and willingness to learn
Outcomes
Complete understanding of Financial Accounting Fa Ffa Acca
Success stories from this course
Abdifitah JamaACCA FA/FFA · scored 87Course exam
Live sessions
Join the instructor live
Kulanka Bisha 8aad
Kala Warqaadasho Iyo isbaraarujin
Enrol in this course to join the live session.
What students say(13)
Alx waxaan dhameeyay course FA. Waxaan kafaaiday aqoon farabadan kasoo aan kahelin jaamacadayda sidoo kale waxaan umahad celinyaa ustaad musdhaf xareed kasoo wax walboo aan ubaahneen isugu keenay course. Ardaydana waxaan kuboorinayaa inay course ku dadaalaan waqti geliyaan, dadaalka aan maanta bixino mirihiisa mustaqbalka ayaan guranaynaa. Mahadsanid ustaad musdhaf xareed.
Well done
Coursekaan waxaan ka faaiiday wax badan oo I anfaci doona mustaqbalka insha Allaah. Waan u mahadcelinayaa ustaad Mustafe iyo kooxda Sheerxirfad ee sida quruxda badan courseka noogusoo gudbiyey.




