Join the conversation
WAAN ISDIIWAANGALIYAY HALKKEEN KAHELAA MACALINKA
Reply
waan is diwaan geliyey xagee kala xiriiraa macalinka
Reply
wn is diwan galiyey xage iidn ka heli karaa marka maclin
Waan is registar gareyey waxan u baahanahay xog intaa kasii faahfaahsan.
Sidee isku maqli karnaa ❓
Reply
Wan isdiwaan galiyay lacgtana waan bixiyay sideen kula socda
Soobiiray khyr hela
Reply
شكرا
Reply
Seen isu diwaan galiyaa axbaabii
Reply
Aaad ba u mahadsan tahy sidaa cilmigaaga oga faa.ideynayso dhalinta soomaliyeed
Reply
Asc sh omar warsami
Reply
Maanta ayaa billaabey anigoo ah nin somarey xirow oo aan dhigtey ku tubta diiniga ah iyo Machado lkn imika aan ahay mucalim al-qur'aan luqadna Yara gargaranaya 17/10/2023 in shaa allaah bilow wanaagsan
Reply
Mahadsanid bil kahor ayaan iibsadey , balse waqtigu iimuu saamixin inan bilaabo I.a hadan isdaba qabanaya
Reply
Waxan Doonaya inan Barto luqada carabiga
Reply
Wwl
Reply
Asc macalin carabi iyo naxwo malisla baran karaa
Reply
Mahad sanid macalin
Reply
Jazaakumullaahu kheyr
Reply
thanks ustaad
Reply
Asc macalim aniga magacayga waxaa la yidhaa aadam cawil waxaan iibsaday laba koorso midi waa afarta buug ee alcarabiya bayna yadeyk
Reply
Reply
Waa si wanagsan
Reply
Reply