What you will learn?
sida loo sameeyo xayeysiiyada ama promotions ka qaaliga ah Hadeytahay Mobile app promotion website presentation amaba se promo caadiya
Sida loo sameeyo shaashada Tv yada waawayn
Sida loo saxo Audio Spectrum ka hirarka Codka
Sida loo badalo templates after effects ah iyo waliba Meesha laga helo templates free ah iyo sida loo isticmaalo
Sida loo sameeyo essential graphics adoo isticmaalaya after effects kadibna aad uga dhigi karto template ku shaqeynaya Premier pro.
About this course
Koorsadan waxaad ku baran doontaa software ka After effects waa software cajiib ah oo dadka sifiican u yaqaanaa ay yar yihiin fursadihiisa shaqona ay aad usareeyaan. kadib markaad qaadato koorsadan meelkasta oo caalmaka kamida waad kaga shaqaysan kartaa
Requirements
Waxa lagaaga baahan yahay inaad wax ka taqaano software ka photoshop iyo premier pro
Comments (0)
Halkan kala soo dag dhamaan Agabka ka aad u baahanthay inaad ku dabaqdo tusaalooyinka
