How to building desktop Application with in few hours?
in ProgrammingAbout this course
Inta uu Socodo Kooraskani Waxaad ku baran doontaa Asaasiyadka VB.NET, Sida oo kale oo aad awood u yeelandoontaa inta aad barato Sql server oo aan Database u isticmaali doono,waxa kale oo aad kubaran doontaa Sida ay usheeyaan Forms kala duwan ee uu systemku leeyahay.
Waxa aad Awood buuxda u yelan doontaa inataa samayso System kasi oo Awood buuxada u helikarto in aad iibinikaro. Waxaa kale oo aad Awood buux-da u yeelan doontaa intaad Systemka Setup aad kadhigi karo si aad Computer-ka Qofka aad usamaysay ugu Shubto ama aad u sheergayso.
Waxaa kale oo aan kubarandoontaa inaad Kaan taroosho Users System soo kale ya adiga isticmalya VB.NET kani aan dhiga nayno. Waxaa kale oo aad kubarandoontaa inaad system aad isku wada xidhikaro Qaybaha kale ee uu leeyahay systemkaagu,intasi waxaa kuu dheeranaysa inaad Systemka Qaybihiisa kala duwan aad DATABASE aad ku xidhikaro,Waxaa intasi kuu dheer inaad systemka INVOICE ama Report aad ku xidhikaro.
Waxan kale oo kubaran doonaa inaa System keena us samayno Hal DASHBROAD oo lagawada Access garayni karo dhamaaan Qaybaha haladuwan ee Systemkeena.
Comments (0)
