Installment payments
Buy your courses in installments.

About this course
Ma doonaysaa inaad ku shaqayso Cybersecurity ama xiisaynaysaa inaad barato sida aad u ilaalin lahayd nolashaada digitaalka ah?
Meel dheer haka raadin! Koorasadan waxay ku siin doontaa horudhac ku saabsan aagaga kala duwan ee cyber security. Sida Networking oo door muhiim ah ka ciyaaro hacking, Aas aaska Linux, sida websites-ka ay ushaqeeyaan iyo hababka ugu wanaagsan ee loo isticmaalo si loo sugo amniga internetka ama kombuyuutarkaaga.
Comments (0)
Dadku waxay inta badan la yaabaan sida dadka kale u noqdaan hackers
ama difaacayaasha (cyber defenders) ama falanqeeyayaasha amniga ee la dagaallama dambiyada internetka (security analysts fighting cybercrime) jawaabtuna waa sahlan tahay. Samayso caado wacan oo baro aagga aad ka xiisaynayso cyber security, oo si joogto ah u tababaro. Iskuday inaad wax yar barato maalin kasta, Taas oo ugu dambayntii ku sahlayso inaad hesho shaqadaada ugu horreysa ee cyber security.
