About this course
Koorsadaan, waa koorso Chemistry-Form 4 ah, oo aan oogu tala galnay ardayda shahaadiga ah ee sannadkaan Form 4-rada ah. Waxaadna kubaran doontaa dhamman 8-da Chapter ee uu buuga ka kooban yahay, si kooban oo faahfaahsana laguugu sharaxay. Sidda:
CHAPTER 1: INTRODUCTION TO HYDROCARBONS
CHAPTER 2: ALCOHOLS, PHENOLS AND ETHERS
CHAPTER 3: ALDEHYDES, KETONES AND CARBOXYLIC ACIDS
CHAPTER 4: BIOCHEMISTRY
CHAPTER 5: P-BLOCK ELEMENTS
CHAPTER 6: CHEMICAL KINETICS
CHAPTER 7: CHEMICAL EQUILIBRIUM
CHAPTER 8: INTRODUCTION TO NUCLEAR CHEMISTRY
Comments (0)
LESSON 1
WAA ASIGNMENT LOOGU TALA GALAY INNAAD KU PRACTISE GAREEYSO DHAMMAAN QAYBAHA KALA DUWAN EE AAD KUSOO BARATAY CHAPTER-KA.
TEST QUIZ-Kaan waa quiz aan oogu tal galnay innan ku tijaabino heerkaaga fahamka ah ee aad kasoo fahamtay Chapterka.
WAA ASSIGNMENT KAGU SOO KOOBAY DHAMMAAN SU'AALAHA CASHARKA AAD KU SOO BARATAY.
introduction to Biochemistry
Lesson 2
Lesson 4
ASSIGNMENT-kaan waxaa oogu tala galnay inaan kutijaabino heerka fak=hamka ardayga. waxa uuna kakooban yahay qaybo badan. Tijaabi heerka fahamkaaaga ee Chapterkaan.
TEST QUIZ-kaan waxaa oogu tala galnay inaan kutijaabino heerka fak=hamka ardayga. waxa uuna kakooban yahay qaybo badan. Tijaabi heerka fahamkaaaga ee Chapterkaan.
TEST QUIZ-Kaan waa quiz aan oogu tal galnay innan ku tijaabino heerkaaga fahamka ah ee aad kasoo fahamtay Chapterka.
