Beginner to Intermediate Photoshop Course (Last Update)
in Design
Created by
Omer Mohamed
About this course
waa koorso photoshop ah oo wakhti badan lagaliyey waxaana qaadan kara cidwalba gaar ahaan dadka aan horey u isticmaalin photoshop ka.
Muhiim maahan Wax khibrad ah inaad leedahay ama inaad aqoon uleedahay photoshop ka Si aad koorsadan uqaadato. Sidoo kale Koorsadan Sijoogto ah ayaa loo update gareeyaa oo loo hurumariyaa.
Comments (0)
Qeebaha Koorsada
17 Parts
How to install Adobe photoshop
-
Barashada interface ka photoshop ka
-
Sida Loo Buux-Buuxiyo Settings ka Photoshop ka
-
Sida New Document Loo Sameysto
-
Tools ka kaa Caawinaya Design Samaynta
-
Sida Loo Sameeyo Design Social Media Post ah
-
Sida Loo Sameeyo Design Youtube Thumbnail ah
-
Sida Loo Sameeyo Design Congratulation ah
-
Sida Loo Save Gareeyo Document kasta Haduu Yahay JPEG, PSD, PNG, TIF, PSB.
-
Qaybta Koobaad ee Sawir Edit Garaynta (photo Editing)
-
Qaybta Labaad ee Sawir Edit Garaynta (Photo Editing)
-
Sida Loo Sameeyo Logo Circle ah
-
Sida Loo Sameeyo Logo Qoraal ah
-
Barashada Toolska Photoshopka Qaybta koobaad
-
Barashada Tools ka Photoshopka Qaybta Labaad
-
Barashada Tools ka Photoshopka Qaybta saddexaad
-
Barashada Tools ka Photoshopka Qaybta Afaraad
-

0
0 Reviews