About
Magacaygu Waa Khadar A. Muse, 15 Sano ee u dambeeyay ku dhex jiray wax barashada sare (Higher Education). 8 Sano ee u dambaysay ku shaqaynaayay Communication Engineer. Khibrad Fiican u lehe isgaadhsiinta Casriga ah. Shadaada Network-ga ka haysta CCNP. Tabo baro kusoo qaatay Wadamada Talyaaniga, South Africa iyo Kenya.