Sideen kugu  caawin  karnaa?

Tilmaamo ku hagayo si’aad ooga faa’iideysato Sheerxirfad

Sideen koorso u abuuraa?
Sideen u abuuri karaa koorsooyin xirmo ah?
Sideen lacagta u dalbadaa?
Sheerxirfad Quiz Builder

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Waa kuwan jawaabaha su’aalaha inta badan nala waydiiyo.

Sideen Macalin ooga Noqdaa Sheerxirfad?

Website-ka Ciwaan ka kadib macalinimo soo dalbo. Iimayl ayaan kuu imaan booska macalinimo soo dalbato si isla macalin ah (Automatic).
Soo Buuxi Foomkaas Kadib markaan qiimeyno koorsada waan kula soo xariiraynaa sida oogu degdeg badan, adoo naga heli doono jawaab cad.

Waa maxay Shuruudaha la iga rabo si’aan macalin ooga noqdo Sheerxirfad?

Inaad shuruudaha macalinka soo akhriso Baroseeska korena marto!

Maxaa Xigo markaan Form-ka soo wacyo?

Hadaaan koorsada ku qanacno, diyaarna ay kuu tahay, kulan fogaan-arag ah ayaan la siin doonaa si’aan isku wareysaneyno iyo si’aan kula wadaagno hedduu alle idmo.

Koorso kale masoo gudbin karaa? Maxaase la iiga jir?

Mar hadaad koorso website-ka soo galiso waad ka gudubtay shuuradaha iyo process-ka qiimaynta koorsooyinka waad soo gudbin kartaa, kaliya tatay ayaan hubin doona si’aan u ilaalino taynta kooryinka aan la wadaageyno dadka soomaaliyeed.

Kharashka kasoo xaroodo koorsada meeqaan ku leeyahay macalin ahaan?

Macalinka 60% ayuu leeyahay, SheerXirfad-na 40% ayey leedahay.

Malala soo dagi karaa muuqalka casharada?

Maya, waxaan ku keydina Cloud encrypted ah oo aanan lagasoo dajin Karin. Marka koorsada Cutubyada iyo casharada abuuresyo videos-ka website-ka ma galinaysid anaga ayaad nalasoo wadaagayso kadib anaga ayaa galin doona oo koorsada ku dari doono.

Wali Su’aal  ma qabtaa?

Hawl wadeenadayada ayaa halkan kuu jooga!