Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 0 Qiimeyn )

Kiswahili Beginner Course

$8.00

( 0 Qiimeyn )

Heerka Koorsada

Bilow

Wadarta Saacada

5h 30m

Casharrada Fiidiyowga

50

Nuxurka Koorsada

Week 1 lesson
Casharadan waa casharada isbuuca 1aad waxaad isku daydaa in aad qortid casharada aadna fahantid si aad ugu jawaabtid sualaha dhamaadka isbuuca.

  • 09:29
  • CASHARKA 2AAD BARASHADA SHIBBANIYAASHA LUUQADA SWAHILIGA
    05:33
  • CASHARKA 3AAD BARASHADA KONSONANTI YA “M”
    04:36
  • CASHARKA 4AAD BARASHADA KONSONANTI YA “N”
    03:57
  • CASHARKA 5AAD BARASHADA ALIFBETI NA MFANO
    06:50
  • Jibu maswali zifuatazo ( ka jawaab sualahan soo socda)

Week 2 lessons
Casharadan waa 5 cashar iyo sualahooda waa casharada iabuuca 2aad ee koorsaga swahiliga ai aysan kuugu adkaanin su'aalaha dhamaadka isbuuca iskudey in aad qortid oo aad fahantid casharada.

Week 3 lessons
Casharadan waa casharada isbuuca 3aad oo aan ku qadan doono 5 cashar iyo layliyo marka si aad ugu jawaabtid layliyada isbuuca waa lagama maarmaan in aad fahantid casharada.

Week 4 lessons
Kusoo dhawow casharada isbuuca 3aad. Halkan waxaan ku qaadan doona 5 cashar iyo su'aalahooda. Ardayga waxan kula talinaya in uu casharadan isku dayo in uu si fiican u fahmo si uu ugu jawaabo su'aalaha isbuuca oo imaanaya dhamaadka koorsagan. .................Guul wacan.................

Week 5 lessons
Kusoo dhawow casharada isbuuca 5aad. Halkan waxaan ku qaadan doona 5 cashar iyo su'aalahooda. Ardayga waxan kula talinaya in uu casharadan isku dayo in uu si fiican u fahmo si uu ugu jawaabo su'aalaha isbuuca oo imaanaya dhamaadka koorsagan. .................Guul wacan.................

MTIHANI WA MWEZI ( IMTIXAANKA BISHA 1AAD)
Kani waa imtixaanka bisha 1aad oo aan ku soo qaadanay 25 cashar, dhamaan su'aalaha waa casharadii aan soo qaadanay. SHURUUDAHA IMTIXAANKA 1. ardayga waa in uu casharadii hore soo fahmaa. 2. Ardayga waa in uu su'aalaha isbuuc walba uu soo qaatay soona fahmay. 3. Ardayga waa in uu waqti u haaya imtixaanka. 4. Imtixaanka wuxuu ku xiran yahay waqti waa muhiim ardayga in la socdo waqtiga mar walba. 5. Hadii uu San ardayga keenin buundada lagaga gudbo imtixaanka uma gudbi doono koorsaga xigo. 6. Ardayga uma banaano in uu dib ugu laabto casharada xiliga uu imtixaanka uu socdo tasina ardayga ayaa masuul ka ah. 7. Hadii uu ardayga la kulmo caqabad ku aadan imtixaanka waxa laga codsanaya in uu sawir ka soo qaado ka dibna uu la wadaago bahda farsamada. F.G= hadii aadan buuxinkarin dhamaan shuruudaha fadlan hafurin imtixaanka.

Week 6 lesson
Kusoo dhawow casharda isbuuca 6aad oo aan ku qaadan doono 5 cashar iyo layligooda ardayga waxa looga baahan yahy in u cashar walba uu fahmo kana jawaabo layliga dhamaadka isbuuca si uu u tijaabiyo aqoontiisa. ..................GUUL WACAN................

Week 7 lessons
Isbuucan waxaan qaadan donaa 5 cashar iyo su'aalahooda. Marka ardayga waxaan kula talinaya in maalin walba casharkaas uu qaato fahmo si aysan ugu adkaan sualaha isbuuca iyo imtixaanka.

week 8 lessons

week 9 lessons

week 10 lessons

MTIHANI WA MWISHO

Ku saabsan Koorsada

Koorsagan waxaan kubaran doonta aasaaska luuqada swahiliga, waxana lagaaga bilawi doona alifbeetaha Luuqada Swahiliga, marka aad koorsagan dhamaysid waxaad u sii gudbi doonta koorsaga xiga oo ah dhexdhaxaad.

Waan ku faraxsanahay kasoo qeyb galkaaga.

Maxaad ku baran doontaa?

  • Koorsagan waxaad kubaran doonta asaaska luuqada swahiliga , casharada koorsagana waa kuwo tayadooda ay sareyso kuwaasi oo kaa caawin doono fahanka luuqada si la mid ah koorsaga wuxuu leeyahay sualo iyo imtixaan dhamaadka koorsaga kuwaasi oo lugu tijaabiyo fahanka ardayga.

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Koorsagan waxaa la socda
  • 1. Casharada koorsaga oo pdf ah
  • 2. Assignment ( layliyo)
  • 3.quiz ( sualo)
  • 5. Exams ( imtixaano)
  • 6. Kulanka ardayda iyo macalinka lugu muraajaceeyo casharadii la soo dhaafay.
  • 7. Practice exercises

Shuruudaha

  • Aardayga waxa looga baahan yahay.
  • 1. In uu a qoon u leeyahay luuqada somaliga qoraalkeeda iyo akhriskeeda.
  • 2. In uu haysto Internet
  • 3. In uu casharada uu u qaada sida aan ugu tala galnay si uu ugu qayb qaato kulanka macalink iyo ardayda
  • 4. In uu qaato imtixaan walba uuna fahmaa casharada uu qaatay.
  • 5. In uu ardayga in badan is xilqaamo uu isbaro luuqada.

Dhageystayaal

  • Koorsagan waxaa looga talagalay qof bilaw ah iyo qof ay wax u bilawan yihiin.

Macallin

Abdikarim Hassan
0 /5

3 Koorsooyin

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

Wali Dib U Eegis Ma Lahan
Wali Dib U Eegis Ma Lahan
$8.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • Koorsagan waxaa la socda
  • 1. Casharada koorsaga oo pdf ah
  • 2. Assignment ( layliyo)
  • 3.quiz ( sualo)
  • 5. Exams ( imtixaano)
  • 6. Kulanka ardayda iyo macalinka lugu muraajaceeyo casharadii la soo dhaafay.
  • 7. Practice exercises

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?