Nuxurka Koorsada
Introduction
Hordhaca koorsada waxa kubaranysa aas aaska aad ubahantahy si aad ubilowdo koorsada bilow ilaa dhamaad. Sidokale sababta aan kudoranay WIX iyo habka cawinad aad uheli kartit hadey wax kugu adkadan intey koorsada socoto.
0/6
Web Planning
Xalqadan waxaad kubaranysa habka loo qorsheyo website ka inta aadan dhisida bilabin. Sidokale nooc yada kala duwan ee website-yada iyo hadafka loo samesto website. Sidokale habka loo radiyo mowduuca aad rabto inaad blog kasameyso (blog niche & topic) iyo habka magac logu raadiyo website kaga (domain name).
0/3
Getting Started With Wix
Xalqadaan waxaad kubaranysa waxbadan oo kusabsan WIX. Waxyabaha ay kukala duwanyihin Labada nooc ee Editor ( Wix & EditorX). Sidokale habka loo doorto template (mid diyaarsan iyo mid ebar ah-ba), adigoo isticmalaya labada nooc ee editor (wix & editorX).
0/4
Blogging & Blog Posts
Xalqadaan waxaad si khaas ah ugu baranysa waxbadan oo kusabsan blogging iyo habka loo qoro blog post. Sidokale waxaad kubaranysa • habka logusameyo website-kaga, Sign Up & Login. Sidokale waxad baranysa , Break points, Hamburger Menu, post features iyo waxkalo badan.
0/8
Online Marketing & SEO
Xalqadan waxad kubaranysa habka losameyo suuqgeyn iyo sida uu ushaqeyo SEO (search engine optimization). Sidokale waxad baranysa habka loo iibsado hosting iyo domain isla markana website kaga loo publish gareyo. Sidokale waxad baranaysa habka website kaga loguxiro google ka si loo helo marki internet ka laga baaro. iyo waxyaba kaloo badan.
0/12
Connecting WIX to Google AdSense
Xalqadaan waxaad kubaranaysa habka losameysto google adsense account iyo habka loogu xiro website kaga. Sidokale waxad baranysa habka xayeysiinta losaro website kaga si aad lacag ugasameysid.
0/4
Conclusions
Xalqadan waxan kugula wadagaya wixi aad kubaratay koorsadan intey socotay (course summary). Sidokalena waxan kula wadagaya taloyin aan isleyahay waa muhiim oo waxbadan ayay kacawin donan. Ugu dambeyn waxaan kugu hambalyeynaya dadaalka iyo waqtiga aad galisay koorsadan si aad ubarato xirfad cusub.
0/3
How to Build Website with WIX and Monetize with Google AdSense
Ku soo biir wada hadalka
mubarikmaxamed 5 months ka hor
Waan ku qancay wll qabkeen u heli karaa
Ka jawaab
MOHAMED FARHAN 5 months ka hor
Walal mamulka sheerxirfad la xiriir whatsApp: +252610920007
MOHAMED FARHAN 5 months ka hor
Walal mamulka sheerxirfad la xiriir whatsApp: +252610920007
0% Dhameystiran