Nuxurka Koorsada
Introduction
Hordhaca koorsada waxa kubaranysa aas aaska aad ubahantahy si aad ubilowdo koorsada bilow ilaa dhamaad. Sidokale sababta aan kudoranay WIX iyo habka cawinad aad uheli kartit hadey wax kugu adkadan intey koorsada socoto.
0/6
Web Planning
Xalqadan waxaad kubaranysa habka loo qorsheyo website ka inta aadan dhisida bilabin. Sidokale nooc yada kala duwan ee website-yada iyo hadafka loo samesto website. Sidokale habka loo radiyo mowduuca aad rabto inaad blog kasameyso (blog niche & topic) iyo habka magac logu raadiyo website kaga (domain name).
0/3
Getting Started With Wix
Xalqadaan waxaad kubaranysa waxbadan oo kusabsan WIX. Waxyabaha ay kukala duwanyihin Labada nooc ee Editor ( Wix & EditorX). Sidokale habka loo doorto template (mid diyaarsan iyo mid ebar ah-ba), adigoo isticmalaya labada nooc ee editor (wix & editorX).
0/4
Blogging & Blog Posts
Xalqadaan waxaad si khaas ah ugu baranysa waxbadan oo kusabsan blogging iyo habka loo qoro blog post. Sidokale waxaad kubaranysa • habka logusameyo website-kaga, Sign Up & Login. Sidokale waxad baranysa , Break points, Hamburger Menu, post features iyo waxkalo badan.
0/8
Online Marketing & SEO
Xalqadan waxad kubaranysa habka losameyo suuqgeyn iyo sida uu ushaqeyo SEO (search engine optimization). Sidokale waxad baranysa habka loo iibsado hosting iyo domain isla markana website kaga loo publish gareyo. Sidokale waxad baranaysa habka website kaga loguxiro google ka si loo helo marki internet ka laga baaro. iyo waxyaba kaloo badan.
0/12
Connecting WIX to Google AdSense
Xalqadaan waxaad kubaranaysa habka losameysto google adsense account iyo habka loogu xiro website kaga. Sidokale waxad baranysa habka xayeysiinta losaro website kaga si aad lacag ugasameysid.
0/4
Conclusions
Xalqadan waxan kugula wadagaya wixi aad kubaratay koorsadan intey socotay (course summary). Sidokalena waxan kula wadagaya taloyin aan isleyahay waa muhiim oo waxbadan ayay kacawin donan. Ugu dambeyn waxaan kugu hambalyeynaya dadaalka iyo waqtiga aad galisay koorsadan si aad ubarato xirfad cusub.
0/3
How to Build Website with WIX and Monetize with Google AdSense
Ku soo biir wada hadalka
Hassan Abdi Ahmed 12 months ka hor
asc ustaad adoo raali ah ustaad waxaan rabay inaan ku weeydiiyo dhawrkan su,aalo: 1) qeybta paymentska websiteka sidee loogu xeraa Evc, zaad, E-dahab iyo kuwa lamid ah. 2) Speedka websiteka ma waxeey ku xeran tahay sida uu websitekaaga uu u qabto shaqo badan ama u helo trafic badan mise waxaa jirto meel speedka laga kordhiyo 3) mar waxaad isticmaashay Chatgpt soomaliya mala geli karaa chattgpt ga. 4) keywords ka xageen ka keenaa ma waxaan ka soo dhexsaaraa postiga ama qoraal meelaha muhiimka ayaan ka dhigaa keywords. 5) postiyada aan ku qoraayo (blog) hadii uu soomaali wado noqdo sameeyn miyuu ku yeelanaa google adsense ga aqbalaadiisa, 6) template hadii aan qaato aan asagaa lee wax ka badbadalo ma u baahni miyaa steps aad martay markaan websiteka sameeyneysay sida in pages aan ku soo daro,sign up botton u sameeyso iyo kuwii kale oo aad ku soo dartay. 7) bankiyada soomaaliya laguma heran karo ayaan filaa google adsence payments hadii aan lagu xeri karin maxaa xal ah ustaad.
Ka jawaab
MOHAMED FARHAN 12 months ka hor
Suaalahaga oo dhan inan kaga jawabo wanjeclahy wll ilagaso xarir WhatsAppkan +252612996489
0% Dhameystiran