Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 5 Qiimeynada )

Caan

How to Build Website with WIX and Monetize with Google AdSense

$20.00

( 5 Qiimeynada )

Heerka Koorsada

Dhammaan Heerarka

Wadarta Saacada

5h 44m

Casharrada Fiidiyowga

54

Nuxurka Koorsada

Introduction
Hordhaca koorsada waxa kubaranysa aas aaska aad ubahantahy si aad ubilowdo koorsada bilow ilaa dhamaad. Sidokale sababta aan kudoranay WIX iyo habka cawinad aad uheli kartit hadey wax kugu adkadan intey koorsada socoto.

Web Planning
Xalqadan waxaad kubaranysa habka loo qorsheyo website ka inta aadan dhisida bilabin. Sidokale nooc yada kala duwan ee website-yada iyo hadafka loo samesto website.Sidokale habka loo radiyo mowduuca aad rabto inaad blog kasameyso (blog niche & topic) iyo habka magac logu raadiyo website kaga (domain name).

Getting Started With Wix
Xalqadaan waxaad kubaranysa waxbadan oo kusabsan WIX. Waxyabaha ay kukala duwanyihin Labada nooc ee Editor ( Wix & EditorX).Sidokale habka loo doorto template (mid diyaarsan iyo mid ebar ah-ba), adigoo isticmalaya labada nooc ee editor (wix & editorX).

Build Your Website
Xalqadaan waxad kubaranysa sidi aad udhisi lahayd website kaga. Waxaad awood uledahay inaad dhisto, Blogging website, Store/Ecommerce, Booking iyo noocyada kale ee website.

Blogging & Blog Posts
Xalqadaan waxaad si khaas ah ugu baranysa waxbadan oo kusabsan blogging iyo habka loo qoro blog post. Sidokale waxaad kubaranysa • habka logusameyo website-kaga, Sign Up & Login.Sidokale waxad baranysa , Break points, Hamburger Menu, post features iyo waxkalo badan.

Online Marketing & SEO
Xalqadan waxad kubaranysa habka losameyo suuqgeyn iyo sida uu ushaqeyo SEO (search engine optimization). Sidokale waxad baranysa habka loo iibsado hosting iyo domain isla markana website kaga loo publish gareyo.Sidokale waxad baranaysa habka website kaga loguxiro google ka si loo helo marki internet ka laga baaro. iyo waxyaba kaloo badan.

Connecting WIX to Google AdSense
Xalqadaan waxaad kubaranaysa habka losameysto google adsense account iyo habka loogu xiro website kaga. Sidokale waxad baranysa habka xayeysiinta losaro website kaga si aad lacag ugasameysid.

Conclusions
Xalqadan waxan kugula wadagaya wixi aad kubaratay koorsadan intey socotay (course summary). Sidokalena waxan kula wadagaya taloyin aan isleyahay waa muhiim oo waxbadan ayay kacawin donan.Ugu dambeyn waxaan kugu hambalyeynaya dadaalka iyo waqtiga aad galisay koorsadan si aad ubarato xirfad cusub.

Ku saabsan Koorsada

Kusodhawow Koorsada: “How to Build Website with WIX and Monetize with Google AdSense”
Koorsadan waxaad kubaranysa waxkasto oo aad ubahantahy si aad udhisto nooc walbo oo website haduu noqon laha mid ganacsi iyo mid shaqsi, adigoo adeegsanaya WIX Platform.
Waxaan kamarneyn koorsadan habka aad usameysan kartit Blogging islamarkaana aad Google Adsense (Xayeysiin) uguxiri karto website-kaga si aad LACAG ugasameysid.
Koorsada waxey kakoobantahay 8 xalqadood, waxana rajaynaya inaad waxbadan kafaidi doontit.
Ogeysiin: Waxaan uhadiyeyn donaa webiste-kaan (somguru.com) ardey kamid ah ardeyda koorsadan iibsato. Qofki aan u arko inuu uqalmo ayana kuwarejin donaa. Natijada waxan kuso baahin dona youtube ka (@gamadid), lasocod wanagsan.
Waxad ilaso wadagtaa maclumadka hoos kuxusan (muqaal ama qoraal) si aad ugu guleysato webiste kan:-

  1. Magacaga iyo meshaad jogto
  2. Sababta aad ugu bahantahy website kan
  3. Cadeyn inaad kamid tahy ardeyda koorsadan (screenshot)
  4. Cadeyn inaad koorsada dhameysatay

Waxaad iguso gudbin kartaa maclumad-kan kor kuxusan halkaan:
Email: [email protected]
Instagram: @gamadid_
Wixi suaal ah oo aad qabto igula wadaag qeybta Q&A ka, sida ugu dhaqsaha badan ayan kuguso jawabi dona. Insha Allah
Ilawadaag fikirkaga sida aad u aragto koorsada (review), muhiim ayay ii tahay aniga iyo dadka kale ee korsadan iibsan donaba.
Nasiib Wacan,
Mahadsanidiin.

Wax Badan Muuji

Maxaad ku baran doontaa?

  • Easily Design a Wix Website from Start to Finish
  • Easily Maintain Your Wix Website and Make Routine Updates
  • Have a website published and live that can also be seen on Google
  • Develop effective blogging strategies
  • Make money from your website by connecting to Google AdSense
  • Implement advanced features

Qalabka waxaa ka mid ah

  • 5.6 hours of on-demand video
  • 1 Live Website
  • 1 downloadable resource
  • Lifetime access
  • Certificate of completion

Shuruudaha

  • No Prior Knowledge Is Required.
  • No Programming Knowledge is Required.
  • This Is Perfect For Website Beginners.

Macallin

MOHAMED FARHAN
5.00 /5

1 Koorsooyin

Howdy, I'm Mohamed Farhan, an IT & Business professional who loves teaching. I combine my technical expertise with a passion for sharing knowledge to empower others in the world of…

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 5 Qiimaynta
5
5 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
Faysal Yahye Ali
4 weeks kahor
Insha Allah waxaan rajaynaya koorsadan noloshayda inay waxbadan ka badelidoonto.
MI
2 months kahor
Mahadsanid Eng, waxaan kaaga mahadcelinayaa sida aad ka uquruxda badan oo aad usoo diyaarisay koorsadaan runtii waa koorso si hufan oo hagar la aan ah loo diyaariyay waana ka faa iday runtii masha ALlaah mar 2 mahadsanid Eng. soo diyaariyay koorsadaan
BH
8 months kahor
waa course daboolay baahidan uqapay sida loo sameeyo wepsite aaduu ugu mahadsanyahy macalin gamaidi.
it's the best and the most online short course i had ever taken from the internet............ written from France thanks macalimu.
KA
11 months kahor
Mahadsanid Eng, waxbadan ayan kaafaidey runti waa Koorso qiimo badan wankula talinaya inuqaato qofkasto oo rabo inu website sameysto/ama uu kushaqeysto
HA
12 months kahor
good course
$20.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • 5.6 hours of on-demand video
  • 1 Live Website
  • 1 downloadable resource
  • Lifetime access
  • Certificate of completion

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?

✕