Nuxurka Koorsada
Graphic Design Masterclass
Ku soo biir wada hadalka
Abdullahi Yare 6 months ka hor
Asc ustaad Software maso dagaayo in windows 11 ka wuu diidayaa maxaa xal ah mahadsaid
Ka jawaab
muhiim guuleed 5 months ka hor
Asc wll qof uu apps kani u soodagay haduu jiro please hayla wadaago qaabkuu ugu dagay
Maxamed Cabdi 10 months ka hor
asc aniga oo aan course ka dhamayn ayay igaga dhacday mark all completer
Ka jawaab
Abdikani Ismail 10 months ka hor
Ka jawaab
mohamed elmoge 10 months ka hor
ustaad magcaygu waa mohamed su ashydu waa ractangular marque markaan soo sameesto kadibna aan rabo in aan colorna aan uyeelo waxaa laqabanayaa baad tidhi mid kamid alt+backspace kan kalana shift+ctral +alt hdnan qaldanene mrka aniga iima shaqeeenayo maxaa xal ah ustaad?
Abukar Mudei 10 months ka hor
apka in uu iisoo dego waa uu iga diidaan yhy maxaa xal ah ustat
Ka jawaab
Mohamed adam 10 months ka hor
Appka aa soo dejisatay oo kale iguma jiro maxaa talo ah
Ka jawaab
Aniso Abdirahman mohamed 11 months ka hor
Ustad download wuu iga diidanyhy maxa xal
Ka jawaab
Yacquub Yuusuf 8 months ka hor
Ustaad diyaar marwalba
Aniso Abdirahman mohamed 11 months ka hor
Anisoabdirahmaan
Ka jawaab
Mohamed Hassan 5 months ka hor
Asc dhamaantiin aadbaan idiin salaamay marka hore waan idinka cudur daaranayaa maantaa igu horysa inaan arko commentiyadiina ma ogayn in cashar walba commenti lagu hoos qori karo sidaa darteed wixii cilad idin qabsata waad ilaso hdli kartaan +252634246064 whatsappka mahadsanidiin.
0% Dhameystiran