Dooro Midaad Ka Hesho
Qeybta iyo Bilaabida Barashada.

( 3 Qiimeynada )

Beginner to Intermediate Photoshop Course (Last Update)

$20.00

( 3 Qiimeynada )

Heerka Koorsada

Dhammaan Heerarka

Wadarta Saacada

4h

Casharrada Fiidiyowga

18

Nuxurka Koorsada

Qeebaha Koorsada

  • How to install Adobe photoshop
    08:34
  • Barashada interface ka photoshop ka
    19:20
  • Sida Loo Buux-Buuxiyo Settings ka Photoshop ka
    06:50
  • Sida New Document Loo Sameysto
    07:31
  • Tools ka kaa Caawinaya Design Samaynta
    13:00
  • Sida Loo Sameeyo Design Social Media Post ah
    14:00
  • Sida Loo Sameeyo Design Youtube Thumbnail ah
    14:00
  • Sida Loo Sameeyo Design Congratulation ah
    11:00
  • Sida Loo Save Gareeyo Document kasta Haduu Yahay JPEG, PSD, PNG, TIF, PSB.
    13:00
  • Qaybta Koobaad ee Sawir Edit Garaynta (photo Editing)
    07:00
  • Qaybta Labaad ee Sawir Edit Garaynta (Photo Editing)
    09:00
  • Sida Loo Sameeyo Logo Circle ah
    15:00
  • Sida Loo Sameeyo Logo Qoraal ah
    07:00
  • Barashada Toolska Photoshopka Qaybta koobaad
    06:00
  • Barashada Tools ka Photoshopka Qaybta Labaad
    08:00
  • Barashada Tools ka Photoshopka Qaybta saddexaad
    11:00
  • Barashada Tools ka Photoshopka Qaybta Afaraad
    11:00

Last Updates

Ku saabsan Koorsada

waa koorso photoshop ah oo wakhti badan lagaliyey waxaana qaadan kara cidwalba gaar ahaan dadka aan horey u isticmaalin photoshop ka.
Muhiim maahan Wax khibrad ah inaad leedahay ama inaad aqoon uleedahay photoshop ka Si aad koorsadan uqaadato. Sidoo kale Koorsadan Sijoogto ah ayaa loo update gareeyaa oo loo hurumariyaa.

Maxaad ku baran doontaa?

  • Sida aad si free ah ula soo dagi lahayn Software ka Photoshop iyo dhamaan Softwarada kale eed ubaahantaahay.
  • Barashada Interface ka iyo sida loo buux-buuxiyo Settings ka Photoshop ka.
  • Barashada Tools ka kaa caawinaya design samaynta.
  • Sida loo sameeyo designs ka hadey noqoto kuwa Social Media ha iyo Kuwa Traditional ka ah labadaba.
  • Dhamaan Tools ka photoshop ka mid kasta iyo waxuu qabato.
  • Sida loo sameeyo logo aad u qurux badan oo dhawr nooc ah.
  • Sida loo edit gareeyo sawirada kaladuwan.
  • intaa marka aad barato waxaad awood uleedahay inaad si kalsooni leh ugu shaqaysan karto photoshop ka.

Qalabka waxaa ka mid ah

  • PSD File

Dhageystayaal

  • Dadka bilawga ah een horey u isticmaalin photoshop ka

Macallin

Omer Mohamed
4.93 /5

6 Koorsooyin

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Qiimaynta Ardayga & Faallooyinka

5.0
Wadarta 3 Qiimaynta
5
3 Qiimaynta
4
0 Qiimaynta
3
0 Qiimaynta
2
0 Qiimaynta
1
0 Qiimaynta
First of All I thank Allah who enabled me to complete this course
In addition My unique tutor
Who taught me
Abdiaziz Isse
11 months kahor
kooraskaan waa kooras aad u fiican oo masha Allah
hadan waxaa sharxaayo macalin aad u fiican
oo masha allahay
thank you for all sheerxirfad community
adnanhassan
1 year kahor
free nice course
$20.00
ansaxnimada diiwaangelinta: Waqtiga nolosha

Qalabka waxaa ka mid ah

  • PSD File

La wadaag
Wadaag Course
Isku xirka bogga
La wadaag Baraha Bulshada

Ma doonaysaa in aad hesho ogaysiisyada riixitaanka ee dhammaan hawlaha waaweyn ee goobta?