Macalinka waa Hagaha arday-ga, waxa uuna ku abuuri karaa jaceylka iyo la noolaashaha waxbarashada. Khibradaada, Hal-abuurkaaga, iyo Howlkarnimadaada waxa ay badali kartaa nolasha arday soomaaliyeed.
Fadlan buuxi Foomka hoose si'aan dalabkaaga Macalinnimo ee Sheerxirfad u qiimeyno.