Take-off and Bill of Quantity Preparation Level 1
About Course
Ku soo dhawow koorsada “Take off & Bill Of Quantitiy Preparation”! Koorsadan waxaa loo diyaariyey in lagugu baro xirfadaha iyo aqoonta aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah si sax ah u cabbiraadda iyo qiimeynta shaqooyinka dhismaha ee qaybaha hoose (Substructure) iyo qaybaha sare(Superstructure), iyo in la diyaariyo dukumentiyada (BOQ). Dhamaadka koorsadan, waxaad ku xeel dheeraan doontaa soo saarista cabirada ee dhamaan waaxyaha Dhismaha , abuurista jadwalka biraha, iyo diyaarinta dukumentiyada BOQ ee muhiimka ah ee qiimeynta mashruuca, soo iibsiga, iyo maamulida qandaraasyada.
Course Content
Section0: Introduction.
-
28:33
-
15:07
-
Lesson 3 Preparation of Standard Dimension Paper in Excel.
16:45 -
Section 1 Assignment