Project Monitoring and Evaluation
About Course
Koorsadan Monitoring and Evaluation waxaad ku baran doontaa habka si cilmiyaysan mashaariicda (Projects) loogu sameeyo Dabagal iyo Qiimayn.
Waxaad Fahan iyo aqoon durugsan ugu yeelan doontaa habka loo xaqiijiyo in mashaariicdu ay ku socdaan wadadii loogu talo galay iyo sidoo kale in aad ogaato heerka uu marayo iyo natiijada guud ee mashaariicda.
Koorsadan waxay fure iyo caawin u noqonaysaa qof kasta oo Mashaariic maamula (Project Manager), qof kastoo cilmi baadhe ah iyo sidoo kale qofkasta oo u shaqeeya ha’adaha u shaqeeya.
Course Content
Chapter 1 Introduction to Monitoring and Evaluation
-
12:19
-
10:00
-
Case study (Practical Example)
12:00 -
Concept of Monitoring and Evaluation