Course Content
Graphic Design Masterclass
Join the conversation
Abdullahi Yare 2 months ago
Asc ustaad Software maso dagaayo in windows 11 ka wuu diidayaa maxaa xal ah mahadsaid
Reply
muhiim guuleed 1 month ago
Asc wll qof uu apps kani u soodagay haduu jiro please hayla wadaago qaabkuu ugu dagay
Maxamed Cabdi 6 months ago
asc aniga oo aan course ka dhamayn ayay igaga dhacday mark all completer
Reply
Abdikani Ismail 6 months ago
Reply
mohamed elmoge 6 months ago
ustaad magcaygu waa mohamed su ashydu waa ractangular marque markaan soo sameesto kadibna aan rabo in aan colorna aan uyeelo waxaa laqabanayaa baad tidhi mid kamid alt+backspace kan kalana shift+ctral +alt hdnan qaldanene mrka aniga iima shaqeeenayo maxaa xal ah ustaad?
Abukar Mudei 6 months ago
apka in uu iisoo dego waa uu iga diidaan yhy maxaa xal ah ustat
Reply
Mohamed adam 7 months ago
Appka aa soo dejisatay oo kale iguma jiro maxaa talo ah
Reply
Aniso Abdirahman mohamed 7 months ago
Ustad download wuu iga diidanyhy maxa xal
Reply
Yacquub Yuusuf 5 months ago
Ustaad diyaar marwalba
Aniso Abdirahman mohamed 7 months ago
Anisoabdirahmaan
Reply
Mohamed Hassan 4 weeks ago
Asc dhamaantiin aadbaan idiin salaamay marka hore waan idinka cudur daaranayaa maantaa igu horysa inaan arko commentiyadiina ma ogayn in cashar walba commenti lagu hoos qori karo sidaa darteed wixii cilad idin qabsata waad ilaso hdli kartaan +252634246064 whatsappka mahadsanidiin.
0% Complete