Hordhaca:
Danfulis Excel waxaad ku baran doontaa, aaladda Microsoft Excel., iyada oo Soomaaliyaysan, isla markaana wax walba loo dhigay loona dhahay hab i tus oo taabsii ah. Shaqaalaha dawladaha, kuwa hay’adaha, kuwa shirkadaha, ganacsatada iyo cid walba oo u baahan in ay xogaha culus iyo xisaabaha si fudud oo farsamo sare leh u maamulato, ayaa loo diyaariyay Danfulis Excel.
Hiigsi:
Hiigsiga Danfulis Excel waa in Soomaalida loo sahlo barashada Excel.
Farsamada:
Si Soomaalida loogu sahlo barashada Excel, wax walba waxay u dhiganyihiin, una dhahanyihiin hab Soomaaliyaysan, isla markaana i tus oo I taabsii ah. Hawl walbana waxay ka billaabataa ka shaqaynta tusaalaha.
Ujeedooyinka:
Habraaca:
Danfulis Excel Maxaa Loogu Xishaa?
Waxyaabaha Danfulis Excel loogu xisho waxaa, waxaad naga heli doontaa:
Danfulis Excel waa wehelka shaqada iyo shaqaalaha; waana furaha farsamada iyo fududaynta hawlaha. Marna ha ka walwalin qiimaha aad bixinayso, waayo xirfad iyo farsamo aad kororsatay waa maalgalin aad naftaada ku samaysay oo aadan marna ku khasaaraynnin, waadna u aayi doontaa Eebe idamkii.
Askunka Danfulis Excel
Danfulis Excel wuxuu ku dhisanyahay farsamo fadhida oo 15 jirsatay. Wuxuu ka soo askunmay meel hoose muddo hore – 2009. Tababaraha Danfulis Excel wuxuu soo aflixiyay bulsho kala jaad ah sida ganacsato yaryar, shaqaale dawladeed, kuwa hay’adeed, kuwo shirkadeed, macaahid iyo jaamacado, iskuullo, xarumo caafimaad iyo MCH-yo iyo bulsho badan.
Danfulis Excel, mar walba wuxuu qaabilsanaa fulinta danaha bulshada ee dhanka xisaabaadka, xisaab dhawrka, farsamada, hawl-fududaynta, kala shaandhaynta xogaha culus iwm; walina sidii ayay wax walba u yihiin “i tus oo i taabsii”.
Tababaraha Danfulis Excel:
Kusaabsan Tababaraha
Tusmada
Magaca: Mohamud Abdisamad Hared
Telefoon: +251915000520 / +251931331136
Email: soodir@outlook.com | maalhared@gmail.com
Deegaanka: Godey, DDS, Ethiopia
Sooyaalka iyo xirfadda
Tababaruhu wuxuu 1dii August 1985, ku dhashay baadiyaha magaalada Wardheer, gobolka Doollo, DDS, Itoobiya
Kasmada: Naqshadaynta ku shaqaynta Xisaabaadka iyo Excel mudo 18 sano ka badan.
Waxbarashada
Buugaagta Uu Qoray
4 Courses
Want to receive push notifications for all major on-site activities?