All-In-One Video Editing Excellence Program
About Course
Barnaamij Kani waa mid ka mid ah tababarada ugu tayada sarreeya ee lagu barto Video editing ka. tababarkan, waxaad ku baran doontaa ilaa Afar koorso oo kala ah.
- Adobe Premiere Pro, oo ah software awood badan min bilow ilaa heer sare
- Adobe After Effects laga bilaabo heerka bilowga ah ilaa heerka sare, taas oo ku siin doonta fahamka qotada dheer ee saameynta muuqaalada iyo animations.
- Sidoo kale, waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo VideoScribe, oo ah software loogu talagalay abuurista (white board animations), taas oo aad ku soo bandhigi karto fikradahaaga si hal abuur leh.
Tababarkan oo socon doona muddo saddex bilood ah, waxay kaa dhigaysaa khabiir ku xeel dheer isticmaalka ilaa 6 software oo kala duwan. Marka aad dhammaystirto koorsadan, waxaad awoodi doontaa inaad abuurto muuqaalo cajiib ah.
Course Content
Isbuuca 1aad (Premier pro Bilaw ah)
- 05:01
Materials for the Course
How to Dowlaod and install the software
15:41- 14:58
Setting up a new project
04:54Importing Media Files
08:18Organizing Media with Bins
04:00Imtixaanka Isbuuca 1aad ee Barashada Premier pro Qaybtiisa Bilawga ah
Kulanka Isbuuca 1aad
Isbuuca 2aad (Premier Pro Bilaw ah)
Isbuuca 3aad (Premier Pro Bilaw ah)
Isbuuca 4aad (Premier Pro Bilaw ah)
Isbuuca 5aad (Filmora iyo ZD Screen Recorder)
Isbuuca 6aad (Premier pro Heer Sare ah)
Isbuuca 7aad (Premier pro Heer Sare ah)
Isbuuca 8aad (Premier pro Heer Sare ah)
Isbuuca 9aad (Premier pro Heer Sare ah)
Isbuuca 10aad (After effects Bilaw ah)
Isbuuca 11aad (After effects Heer Sare ah)
Isbuuca 12aad (After effects Heer Sare ah)
Isbuuca 13aad (White Board Animation)
Student Ratings & Reviews
No Review Yet