About this course
Quickbooks waa Software accounting, waxaana lagu tilmaami karaa fudeediyaha Shaqo Maalmeeda Xisaabiyaha, Koorsadan Waxaad ku Baran doontaa:
- Rakibidda Xisaabaad ee QuickBooks ll Setting Up Your Account
- Xaraynta Dakhliga iyo Kharashka ll Entering Income and Expenses
- Bangiga iyo Credit Cards-ka ll Working With Banks and Credit Cards
- Maaraynta Xisaabaha Laheli / Labixini ll Managing Receivables and Payables
- Warbixinta iyo Xisaab Marinnada ll Reports And Journal
Hadii Adan hada ka hor soo qaadanin Koorso quickbooks, Ama Aad tahay Qof isticmaalo, Koorsadani waxa ay kuu tahay muhiim, si’aad si sax ah ugu isticmaasho quickbook
Comments (3)
How much quickbook
QuickBooks waa software loo isticmaalo maareynta xisaabaadka iyo maaliyadda ganacsiyada, gaar ahaan kuwa yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah. Waxaa sameeyay shirkadda Intuit, waxaana loo adeegsadaa:
1. Xisaabaadka iyo Maaliyadda
Xisaabinta dakhliga iyo kharashyada
Sameynta iyo maaraynta miisaaniyadaha
Isku xirka bangiyada iyo raadraaca lacagaha soo gala iyo baxa
2. Maareynta Biilasha iyo Lacagaha
Sameynta invoice-yada (biilasha)
La socoshada lacagaha aan weli la bixin (accounts receivable)
Maareynta bixinta biilasha iyo deymaha (accounts payable)
3. Canshuuraha iyo Mushaaraadka
Xisaabinta iyo diyaarinta canshuuraha
Maareynta mushaaraadka shaqaalaha
Abuuridda warbixinnada dakhliga iyo kharashaadka
4. Warbixinno iyo Falanqeyn
Sameynta warbixinnada xisaabaadka sida P&L statements,

Waad Mahadsantajay

How much quickbook