About this course
Dhamaan qof kaste oo jecel inuu ganacsi bilaabo ama kuwa raba inay ganacsigooda sii hormariyaan, ganacsigaas oo aad ku bilaabi karto hal kartoon ilaa koontaynar buuxa, waxan halkan kuugu hayaa Koorso muhiim ah taas oo dhaliyarada ku hanwayn inay ganacsi bilaabaan waliba kharash kooban ay suurto gal u tahay inuu u shaqeeyo weliba uu guulaysto hadii dadaal ku daraan,
Koorsadan waxan ku qadanaynaa qaabka ugu fudud ee China alaab looga soo iibsado taas oo si toos ah wadankaaga kugu imanaysa gaar ahaan halka aad ka degentahay.
Comments (0)
Cutubyada Koorsada
7 Parts
Qaabka isdiiwaan Galinta
-
Qaabkuu u Shaqeeyo Alibaba
-
Sida Loo Raadiyo Warshadaha Saxda Ah
-
Raadinta Alaabta aad Rabto
-
Qaabka Lacag Bixinta
-
Habka Lacagta Loogu bixiyo Alibaba Dhexdisa
-
Sida Loo Soo Raro Wixi aad iibsatay
-

0
0 Reviews